Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»DEG-DEG: Gen. Sheegow oo gacanta lagu dhigay
    Somalia

    DEG-DEG: Gen. Sheegow oo gacanta lagu dhigay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 19, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidamada Booliska DFS ayaa la sheegay in ay qabteen Gen. Sheegow Axmed, kaddib dagaal culus oo tan iyo xalay ku dhexmarayay dagmada Dharkenley ee magaalada ciidamo ka amar qaata iyo ciidamada Booliska gaarka ah.

    Gen. Sheegow oo kamid ah saraakiisha ciidamada Xoogga dalka, ayaa kasoo jeeda beelaha laga tirada badan yahay (Jareer weyne). Weerarka lagu qaaday ayaa imaanaya xilli dhowaan uu sheegay in uu garab taagan yahay dadka uu kasoo jeedo oo tirsanaya dulmi iyo hayb sooc lagu hayo.

    Saraakiisha ciidamada weeraray Gen. Sheegow Axmed ayaa sheegay in ay kasoo dacwoodeen dadka xaafadda Kaawa Godey, oo ciidamadiisu dhac u geysteen.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    June 5, 2026

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Xasan Shiikh oo weeraray Khayre iyo Sh.Shariif

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.