Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»DEGDEG: Xubno Daacish ah oo isu soo dhiibay Ciidamada Puntland
    Puntland

    DEGDEG: Xubno Daacish ah oo isu soo dhiibay Ciidamada Puntland

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJune 2, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    4 xubnood oo katirsan firxadka kooxda argagixisada ah ee Daacish ayaa isku soo dhiibay Ciidamada Puntland ee ku sugan deegaanka Timirshe.

    Ragga oo ah Soomaali ayaa kamid ahaa baxsad Daacish, ee maalmo kahor laga saaray Miraale, waxaana ku sugan Timirshe Wasiirka Amniga Puntland, Xaaji Bakiin.

    Dhanka kale, howlgallo ayaa ka socda buuraleyda Cal-miskaad, kuwaas oo lagu baadi goobayo firxadkii argagixisada Daacish, waxaana jira warar sheegaya in maleeshiyaad kamid ah Daacish oo Soomaali ah, ay doonayaan in ay isa soo dhiibaan.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Guddoomiyayaal degmo

    November 9, 2026

    Ilhan Omar oo guul taariikhi ah ka gaartay doorashada Mareykanka

    November 4, 2026

    Miisaaniyadda 2027 ee Puntland oo noqotay $308,213,973

    November 3, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Guddoomiyayaal degmo

    Ilhan Omar oo guul taariikhi ah ka gaartay doorashada Mareykanka

    Miisaaniyadda 2027 ee Puntland oo noqotay $308,213,973

    Uganda oo shaacisay war naxdin geliyay maamulka Xassan Shiikh

    Mareykanka oo bilaabay tababarka Ciidamo gaar ah oo Puntland yeelanayso – (Sidee loo qoray?)

    Askar katirsan Ciidamada Uganda oo ka duulay Muqdisho

    GAROOWE: Booliska Puntland oo qabtay gaari sidday Hub

    XOG: Puntland oo dhistay Cutub Ciidan oo ku dagaallama diyaaradaha Drones-ka

    Booliska gobolka Mudug oo la wareegay qalab Isgaarsiineed

    Deni “Waxaan kula talin Xassan Shiikh isagoo tiisa u turaya in uu is casilo”










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.