Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Xasan iyo AS miyay ku kulmayaan Qatar?
    Somalia

    Faallo:-Xasan iyo AS miyay ku kulmayaan Qatar?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 5, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    AS in uu Xasan hor fariisto weli Maraykanku ma fasixin.

    Bishan 15-keeda ayay AS Madaxdiisu qabsatay jawaabta ugu danbaysa ee laga sugayo in ay soo gudbinayaan,waxaana usocda Shirar dhexdooda,iyadoo kala qaybsanaan ay ka dhex jirto.

    Jawaabta AS laga rabo,waa Labo mid….

    B. In ay cadeeyeen in aysan qayb ka ahayn argagixisada caalamiga ah,kadibna loo furo Albaab ay ku saxmaan oo lala xaajoodo.

    T. In ay diidaan oo udiyaar garoobaan guluf la mid ah kii lagu qaaday Daacish.

    Weli arinku Gacmaha Maraykanka,ayuu ku jiraa,waxaana shaqada wada Turkiga iyo Qatar.

    Tagida Xasan ee Qadar,waa shaxaad iyo ka qaybgal Shir halkaas ka dhacaya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    June 2, 2026

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    June 1, 2026

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    June 1, 2026
    Latest Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    Faallo:-Muxuu ka dhignaa weerarkii Ciidamada Laftagareen Ee Baydhabo?

    Beesha caalamka oo baaq udirtay hogaamiyayaasha Somalida

    At Least 10 Soldiers Killed in Clashes in Baidoa as Forces Clash in Urban Fighting

    Maraykanka oo ka niyad jabay dhismaha Dowlad dhexe oo xoog leh oo Somaliyed

    Maraykanka oo hirgeliyay Xaafiis amniga Badaha ah oo SL iyo PL isku xiraya

    Faallo:-SL ma waxay ku xadgudubtay Diinta Islaamka?

    Faallo:-Maxay PL uga dhigan tahay booqashada weftiga Maraykanka?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.