Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Firxad argagixiso oo isku soo dhiibay Ciidamada Puntland
    Puntland

    Firxad argagixiso oo isku soo dhiibay Ciidamada Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 22, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xubno katirsan firxadka kooxda argagixisada ah ee Daacish ayaa isku soo dhiibay ciidamada Difaaca Puntland ee saldhiga ku leh deegaanka Yalho oo 40-KM u jira magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.

    Ragga isa soo dhiibay oo ah labo Soomaali ah ayaa lagu kala magacaabaa Maadey Xuseen Ibraahim iyo Xassan Ibraahim Cabdiraxmaan, waxaana loo soo gudbiyay magaalada Boosaaso, iyadoo ay ku socoto baaris.

    Puntland ayaa weli war rasmi ah kasoo saarin Raggan isa soo dhiibay. Tan ayaana imaanaysa xilli maleeshiyaadka firxadka ah ee Daacish ay dhowaan billaabeen in ay isku soo dhiibaan ciidamada Puntland, kaddib markii ay go’doonsheen ciidamadu, lana kulmeen duruufo nolaleed.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    June 2, 2026

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    June 1, 2026

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    June 1, 2026
    Latest Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    Faallo:-Muxuu ka dhignaa weerarkii Ciidamada Laftagareen Ee Baydhabo?

    Beesha caalamka oo baaq udirtay hogaamiyayaasha Somalida

    At Least 10 Soldiers Killed in Clashes in Baidoa as Forces Clash in Urban Fighting

    Maraykanka oo ka niyad jabay dhismaha Dowlad dhexe oo xoog leh oo Somaliyed

    Maraykanka oo hirgeliyay Xaafiis amniga Badaha ah oo SL iyo PL isku xiraya

    Faallo:-SL ma waxay ku xadgudubtay Diinta Islaamka?

    Faallo:-Maxay PL uga dhigan tahay booqashada weftiga Maraykanka?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.