Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Guddiga doorashooyinka Qaranka iyo QM oo ka wada-hadley doorashada soo socota (Sawirro)
    Somalia

    Guddiga doorashooyinka Qaranka iyo QM oo ka wada-hadley doorashada soo socota (Sawirro)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 23, 2020Updated:January 23, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Gudoomiyaha Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Ku xigeenka wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa Magaalada muqdisho waxaa ay ku yeesheen kulan looga hadleyey Arrimo dhowr ah.

    Kulanka ayaa waxaa uu qeyb ka ahaa kulamo joogta ah oo xog isweydaarsi ah lana xiriira doorashada qof iyo codka ah ee qorsheysan 2020, waxaana inta badan diirda lagu saareyey sida ugu macquusan ee arrimaha doorashada.

    Sidoo kale waxaa kulanka qeyb ka ahaa saaxiibada Soomaaliya iyo deeqbixiyeyaasha caalamka, waxaana looga hadlay qodobada muhiimka u ah doorashada ee ku jira sharciga doorashooyinka oo ay ku jirto matalaadda haweenka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    September 15, 2026

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    September 15, 2026

    𝐀𝐑𝐓𝐈𝐂𝐋𝐄| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    September 14, 2026
    Latest Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    𝐀𝐑𝐓𝐈𝐂𝐋𝐄| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    Xaawo Aadan Camey oo geeryootay

    FAALLO: Ganacsiga Turkiga oo xaalka Somaliya sii cakiray

    BADHAN: Maleeshiyaad beeleedyada oo bilaabay in ay fuliyaan Amarkii Puntland

    XOG: Maxaan ka ognahay safarka Madaxweyne Deni ku aaday Kenya ?

    JABUUTI: Yemeniyiin kasoo cararay dagaalada cusub oo gaaray Obock

    YEMEN: Muhiimada magaalada Mocha ee Xuutiyiintu qabsadeen

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Burcad-badeeda

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.