Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Imaam Sudaysi oo Daahfuray Qaab Online ah oo lagu xajin karo
    Somalia

    Imaam Sudaysi oo Daahfuray Qaab Online ah oo lagu xajin karo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 13, 2021Updated:December 13, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Imaamka Masaajidka barakaysan ee Xaramka Sh.Cabdiraxmaan Sudeysi ayaa daahfurey Hannaan fogaan-arag ah ‘Virtual Stone Initiative’ kaasi oo dadka u suuraginaya in iyaga oo dalalkooda/guryahooda jooga ay taabtaan ‘Xajru-aswadka’ si fogaan-arag ah.

    “Waxaan leenahay goobo diimeed iyo taariikheed oo waaweyn oo ay tahay inaan hannaanka casriga ah la jaanqaadsiinno, si qof walba ula xidhiidho anagoo adeegsanayna tignoolajiyaddii ugu dambaysay”. Sh.Suudeysi.

    Warbaahinta carbeed qaar kood ayaa ku warramay in ay jidka ku soo jirto ‘Fadwo’ lagaga hadlayo suurtagalnimada in qofku ku xajiyo hab fogaan-arag, iyada oo la cuskanayo kala xidhanka dunida ee karoonuhu kasbay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Guddoomiyayaal degmo

    November 9, 2026

    Ilhan Omar oo guul taariikhi ah ka gaartay doorashada Mareykanka

    November 4, 2026

    Miisaaniyadda 2027 ee Puntland oo noqotay $308,213,973

    November 3, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Guddoomiyayaal degmo

    Ilhan Omar oo guul taariikhi ah ka gaartay doorashada Mareykanka

    Miisaaniyadda 2027 ee Puntland oo noqotay $308,213,973

    Uganda oo shaacisay war naxdin geliyay maamulka Xassan Shiikh

    Mareykanka oo bilaabay tababarka Ciidamo gaar ah oo Puntland yeelanayso – (Sidee loo qoray?)

    Askar katirsan Ciidamada Uganda oo ka duulay Muqdisho

    GAROOWE: Booliska Puntland oo qabtay gaari sidday Hub

    XOG: Puntland oo dhistay Cutub Ciidan oo ku dagaallama diyaaradaha Drones-ka

    Booliska gobolka Mudug oo la wareegay qalab Isgaarsiineed

    Deni “Waxaan kula talin Xassan Shiikh isagoo tiisa u turaya in uu is casilo”










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.