Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»In ka badan 150 dhallinyaro Soomaali ah oo laga tarxiilayo Canada
    Somalia

    In ka badan 150 dhallinyaro Soomaali ah oo laga tarxiilayo Canada

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeySeptember 8, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    OTTAWA โ€”ย 

    Soomaalida ku nool Canada ayaa codsaday in dowladda Soomaaliya ay soo faragaliso, oo ay hor-istaago qorshe ay dowladda Canada ku doonayso inay dalkaasi uga masaafuriso dhallinyaro Soomali ah oo si sharci darro ah dalkaasi ku galay.

    Dhallinyarada ayaa la sheegay inay Canada kusoo galeen dokumentiyo aan sax ahayn. Waxay tiradoodu ka badan tahay 150 qof.

    Dowaldda Soomaaliya ayaa sheegtay in arrintaasi aaanay waxba ka qaban karin kiiskan, ayada oo sheegtay in dadka aysan Canada ku gelin Soomaalinimo.

    Warbixintan waxaa Toronto kasoo diray Xuseen Nuur Xaaji.

    AP,

    IDILNEWS.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mareykanka oo ku cadaadinaya Madaxweyne Deni โ€˜๐ƒ๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง ๐ ๐š๐š๐ซ ๐š๐กโ€™

    July 28, 2026

    Soomaaliya oo dib loogu celinayo Dowald KMG ah

    July 28, 2026

    Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo soo saartay habraaca labbiska Ardayda

    July 27, 2026
    Latest Posts

    Mareykanka oo ku cadaadinaya Madaxweyne Deni โ€˜๐ƒ๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง ๐ ๐š๐š๐ซ ๐š๐กโ€™

    Soomaaliya oo dib loogu celinayo Dowald KMG ah

    Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo soo saartay habraaca labbiska Ardayda

    WARBIXIN: 2027, Al-Shabaab mala wareegi doontaa Koonfurta Soomaaliya?

    Abshir Bukhaari oo loo diiday in uu gudaha u galo Nairobi

    Ma dhab baa in Dowladda Puntland weerarayso Xeryaha ‘ilmo Diyaano’ ee Gaalkacyo iyo Boosaaso?

    QARDHO: Maamulka gobolka Karkaar oo mamnuucay hubka sharci darrada ah

    WAR-SAXAFADEED: Puntland uga digtay Galmudug in looga soo duulo

    Akhriso: Puntland oo baaq kasoo saartay dagaal beeleed ka dhacay Sanaag

    XOG: Saraakiisha gobolka Mudug oo la kulmay Maxamuud Diyaano, wargelina siiyay

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.