Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Jubbaland oo maanta dooranaysa Madaxweynaha 5 sano ee soo socota
    Somalia

    Jubbaland oo maanta dooranaysa Madaxweynaha 5 sano ee soo socota

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 25, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Doorashada Madaxweynaha Jubbaland ayaa goordhow ka bilaabanaysa magaalada Kismaayo, iyadoo ay ku loollami doonaan Afar musharrax oo uu kamid yahay Madaxweynaha hadda talada haya Axmed Maxamed Islaam.

    Doorashada ayaa mid si weyn isha loogu hayo, musharrixiinta ayaa axadii shalay jeediyay khudbadahooda. Axmed Madoobe ayaa sheegay in haddii dib loo doorto uu sii amba qaadi doono dadaalada horumarinta iyo amniga ee Jubbaland.

    DFS ay dadaal badan gelisay joojinta doorashada, iyadoo ku eedeeysay Axmeed Madoobe in uu uga baxay ballan ay wada galeen oo ku aadanayd in la aado doorasho qof iyo cod ah oo aan la ogeyn halka lagu qabanayo, balse maamulka Jubbaland ayaa ka biyo diiday isku dayada Villa Somalia.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mareykanka oo ku cadaadinaya Madaxweyne Deni โ€˜๐ƒ๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง ๐ ๐š๐š๐ซ ๐š๐กโ€™

    July 28, 2026

    Soomaaliya oo dib loogu celinayo Dowald KMG ah

    July 28, 2026

    Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo soo saartay habraaca labbiska Ardayda

    July 27, 2026
    Latest Posts

    Mareykanka oo ku cadaadinaya Madaxweyne Deni โ€˜๐ƒ๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง ๐ ๐š๐š๐ซ ๐š๐กโ€™

    Soomaaliya oo dib loogu celinayo Dowald KMG ah

    Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo soo saartay habraaca labbiska Ardayda

    WARBIXIN: 2027, Al-Shabaab mala wareegi doontaa Koonfurta Soomaaliya?

    Abshir Bukhaari oo loo diiday in uu gudaha u galo Nairobi

    Ma dhab baa in Dowladda Puntland weerarayso Xeryaha ‘ilmo Diyaano’ ee Gaalkacyo iyo Boosaaso?

    QARDHO: Maamulka gobolka Karkaar oo mamnuucay hubka sharci darrada ah

    WAR-SAXAFADEED: Puntland uga digtay Galmudug in looga soo duulo

    Akhriso: Puntland oo baaq kasoo saartay dagaal beeleed ka dhacay Sanaag

    XOG: Saraakiisha gobolka Mudug oo la kulmay Maxamuud Diyaano, wargelina siiyay

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.