Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne Xasan oo kusoo hungoobay Baydhabo
    Somalia

    Madaxweyne Xasan oo kusoo hungoobay Baydhabo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 24, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Baydhabo fashil Siyaasadeed,ayuu kala soo laabtay Madaxweyne Xasan.

    Waxba waa soo kala oran waayay Siyaasaiyiintii ku hardamayay Koonfur-galbeed.

    Madaxweyne Laftagareen wuxuu la ciyaaray jarkaboodo Siyaasadeed,waxuu dajiyay Hotelo wakhtigana,waxuu uga riday casuumado iyo kulamo.

    Gudoomiye Aadan Madoobe oo uu filayay in uu ka xigsado Deegaanka,waxuu isku soo koobay Hoygii uu deganaa,waxuuna lasoo istaagay,waxaa jooga Madaxweynihii Qaranka ee talada hala waydiiyo.

    Mudo Todobaad ku dhow oo uu ku sugnaa Baydhabo Gacmo maran,ayuu kala soo laabtay iyo jahwareer Siyaasadeed Madaxweyne Xasan.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Puntland: Taariikhda Dhismaheeda, Sababihii Keenay iyo Himiladii Soomaaliyeed W/Q: Yaasiin Cabdisamad

    July 9, 2026

    Xildhibaan Xareed “Faroole waa xaajo yaqaan dal iyo dad jecel”

    July 9, 2026

    Deni oo furay Shirweynaha xoojinta wadashaqeynta iyo maamul daadajinta Hay’adaha Puntland

    July 9, 2026
    Latest Posts

    Puntland: Taariikhda Dhismaheeda, Sababihii Keenay iyo Himiladii Soomaaliyeed W/Q: Yaasiin Cabdisamad

    Xildhibaan Xareed “Faroole waa xaajo yaqaan dal iyo dad jecel”

    Deni oo furay Shirweynaha xoojinta wadashaqeynta iyo maamul daadajinta Hay’adaha Puntland

    Go’aano kasoo baxay Guddiga Nabad-galyada gobolka Nugaal

    Puntland iyo Jubbaland oo iska diiday ka qeybgalka kulanka Mucaaradka iyo Turkey

    Somalia’s Security Transition, Political Challenges, and the Future of the Federal Government

    WARBIXIN: Machadka IFA oo Itoobiya ugu yeeray aqoonsiga Somaliland

    Somaliland oo wada-hadal kula jirta saraakiisha Sool Bari, iyo Askar u goosatay

    Maamulka Xassan Shiikh oo Al-Shabab u aqoonsaday Xisbi siyaasadeed

    Madaxweyne Deni oo eryay Agaasimihii ‘Hay’adda Forensic Science’

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.