Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Mareykanku oo sheegay in uu dilay 30-dagaalyahan oo katirsan Al-shabaab
    Somalia

    Mareykanku oo sheegay in uu dilay 30-dagaalyahan oo katirsan Al-shabaab

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 22, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Mareykanka,ayaa sheegay in dukheyn dhanka Cirka ah oo ay ka fuliyeen Somaliya ay ku dileen ku dhawaad ​​30-dagaalyahan oo ka tirsan Al-Shabaab.

    Howlgalka,ayaa ka dhacay meel u dhow Degmada Galcad oo qiyaastii 260km ama 162 mayl dhanka Waqooyi Bari kaga beegan Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho.

    Maalmihii lasoo dhaafay,ayaa Ciidamada Dowladda Somaliya iyo kuwa Al-Shabaab waxa ay ku dagaalameen Gacan ku heynta Degmadaasi.

    Sida uu sheegay Taliska Mareykanka ee Afrika,weerarkii Cirka ee Jimcihii ayaa ku soo aaday xilli Ciidamada ay soo weerareen in ka badan 100 dagaalyahan oo katirsan Al-shabaab.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Puntland: Taariikhda Dhismaheeda, Sababihii Keenay iyo Himiladii Soomaaliyeed W/Q: Yaasiin Cabdisamad

    July 9, 2026

    Xildhibaan Xareed “Faroole waa xaajo yaqaan dal iyo dad jecel”

    July 9, 2026

    Deni oo furay Shirweynaha xoojinta wadashaqeynta iyo maamul daadajinta Hay’adaha Puntland

    July 9, 2026
    Latest Posts

    Puntland: Taariikhda Dhismaheeda, Sababihii Keenay iyo Himiladii Soomaaliyeed W/Q: Yaasiin Cabdisamad

    Xildhibaan Xareed “Faroole waa xaajo yaqaan dal iyo dad jecel”

    Deni oo furay Shirweynaha xoojinta wadashaqeynta iyo maamul daadajinta Hay’adaha Puntland

    Go’aano kasoo baxay Guddiga Nabad-galyada gobolka Nugaal

    Puntland iyo Jubbaland oo iska diiday ka qeybgalka kulanka Mucaaradka iyo Turkey

    Somalia’s Security Transition, Political Challenges, and the Future of the Federal Government

    WARBIXIN: Machadka IFA oo Itoobiya ugu yeeray aqoonsiga Somaliland

    Somaliland oo wada-hadal kula jirta saraakiisha Sool Bari, iyo Askar u goosatay

    Maamulka Xassan Shiikh oo Al-Shabab u aqoonsaday Xisbi siyaasadeed

    Madaxweyne Deni oo eryay Agaasimihii ‘Hay’adda Forensic Science’

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.