Guddiga Nabad-galyada gobolka Nugaal ayaa soo saaray go’aano taabanaya xoojinta Amniga gobolka, kaddib Shir ka dhacay xarunta gobolka ee magaalada Garoowe.
Guddiga ayaa iska raacay saddex qodob, kuwaas oo kala ah;
1. Guddigu wuxuu iska xogwaraystay Guud ahaan Amniga Gobolka Nugaal
2. Waxaa Lamnuucay Basaska Sariirta kore dhalinyarada ku qaada.
3. Guddigu wuxuu isla qaatay dadka ka shaqeeya birqalaxda sida sharcidarada ahna ugu shaqaysta in wax laga qabto.
IDILNEWS
