Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Mowqifka Dowlada Puntland Ee arrimaha deyn cafinta Somaliya
    Somalia

    Mowqifka Dowlada Puntland Ee arrimaha deyn cafinta Somaliya

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 1, 2023Updated:July 1, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Puntland waxay ka digaysaa in aan lagu deg-degin dayntaas ilaa Somaliya yeelato Nidaam Maaliyadeed oo hufan.

    Hadii kale koox gaara oo dhaqaale doona ayay gacanta ugalaysaa daynta cusub ee la raadinayo marka la cafiyo midii hore.

    Musuq maasuq,ayaan la dagaalamayaada uu wado Xasan Sheikh waa Jilliin iyo Istus-tus.
    Sida hada laga arkayo ololaha soo qaqabashada xubnaha dowladda federaalka Soomaaliya ee lagu soo eedeynayo musuq maasuq, waa ficilo lagu marin habaabinayo bulshada soomaaliyeed iyo beesha caalamka, iyadoo Xasan Sheekh Maxamuud qudhiisu ku lug leeyahay eedeymo musuq maasuq ee hore iyo kuwa hadda jira.

    Sidoo kale, Wasiirka Wasaarada Maaliyadda Puntland, oo waraysi siiyay BBCSomali, ayaa cadeeyay mowqifka arrimaha dayn-cafinta Soomaliya, isagoo ka digay in lagu deg dego waxa ka dhalan kara hanaanka maamulka maaliyadda Soomaaliya ee baal marsan heshiiska wadar ogolka ah.

    Si lamid ah Puntland waxay xasuusinaysaa madaxda dowladda federaalka Soomaaliya inay ixtiraamaan, kuna dhaqmaan dastuurka ku-meel gaarka ah ee lagu heshiiyey.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    June 5, 2026

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Xasan Shiikh oo weeraray Khayre iyo Sh.Shariif

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.