Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaad kala soconaa bahdilka siyaasadeed Ee Firdhiye kala kulmay Xamar?
    Somalia

    Maxaad kala soconaa bahdilka siyaasadeed Ee Firdhiye kala kulmay Xamar?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 5, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Firdhiye,waxaa uyeeray Timacade iyo Cali Xoosh oo ku yiri ..(Imow haday wada joogaan Ragiii aad casuumada gacanta uga dhiibtide).

    Ma jirin cid soo dhawaysay oo garoonka ugu tagtay ama xustay ama casuntay.

    Sidoo kale kulankii usocday Xasan iyo Sadexda Dowlad Goboleed xataa salaan in uu ugu tago,waa loo diiday.

    Si gaar gaar ahna,waa ka cudurdaarteen in ay ula kulmaan,waxayna ka diideen casuumaadihii caleema saarka uu mudada sugayay.

    Guudlaawe iyo Laftagareen,waxay si cad ugu yiraahdeen( Maqaamkee kuugu nimaanaa?

    Qoor-qoor oo uu ka codsaday in uu Dhuusamareeb ugu tago,waa ka diiday oo wuxuu ugu jawaabay (hada diyaar ma ahi).

    Xasan,isagoo jooga Xamar,ayuu ka duulay oo aan xataa salaamin.

    Ujeedkii laga lahaa,waa laga gaaray Firdhiye,kaasoo ahaa ( In Shacabka iyo Maamulka PL laga fogeeyo Reer Laascaanood).

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    June 2, 2026

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    June 1, 2026

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    June 1, 2026
    Latest Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    Faallo:-Muxuu ka dhignaa weerarkii Ciidamada Laftagareen Ee Baydhabo?

    Beesha caalamka oo baaq udirtay hogaamiyayaasha Somalida

    At Least 10 Soldiers Killed in Clashes in Baidoa as Forces Clash in Urban Fighting

    Maraykanka oo ka niyad jabay dhismaha Dowlad dhexe oo xoog leh oo Somaliyed

    Maraykanka oo hirgeliyay Xaafiis amniga Badaha ah oo SL iyo PL isku xiraya

    Faallo:-SL ma waxay ku xadgudubtay Diinta Islaamka?

    Faallo:-Maxay PL uga dhigan tahay booqashada weftiga Maraykanka?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.