Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muqdisho: Askari dilay wiil saaxiibkiis ah
    Somalia

    Muqdisho: Askari dilay wiil saaxiibkiis ah

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 29, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Askari katirsan ciidamada Dowladda oo xaafadda Kaawo Godey dhinaca dharkeenley ku dilay wiil dhalinyaro ahaa oo Saaxibo ay ahaayeen Askariga dilka xalay geystay.

    Goobjooge la hadlay Warbaahinta ayaa Sheegay inuu isku duubay Marxuumka la dilay Askariga oo Saaxibo ay ahayeen, balse askariga oo shakiyay oo aan hubsan cida isku duubtay inuu Xabado la dhacay.

    β€œIsaga oo banaanka ka yimid wiilka la dilay ayuu soo galay meel laga buuxo, si kalsooni leh ayuu Saaxibkii oo ahaa Askari ka tirsan Ciidanka Dowladda isugu duubay, Askariga wax dilay oo aan hubsan ayaa la soo baxay bastoolad, waxana uu sidaas ku dilay qofkii gadaal ka taagnaa, isaga oo aan eegin cidda ay tahay, wuxuuna ahaa Saaxibkiis” ayuu yiri Goobjooge.

    Waa dhacdo yaab leh maadaama kaftankii ama isku duubkii Marxuumka uu isku duubay Askari oo Saaxibo dhaw ay ahaayeen uu dhalay inuu dhinto Wiilka oo la sheegay inuu Mehrad ku lahaa degmada Dharkeenley.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    September 15, 2026

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    September 15, 2026

    π€π‘π“πˆπ‚π‹π„| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    September 14, 2026
    Latest Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    π€π‘π“πˆπ‚π‹π„| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    Xaawo Aadan Camey oo geeryootay

    FAALLO: Ganacsiga Turkiga oo xaalka Somaliya sii cakiray

    BADHAN: Maleeshiyaad beeleedyada oo bilaabay in ay fuliyaan Amarkii Puntland

    XOG: Maxaan ka ognahay safarka Madaxweyne Deni ku aaday Kenya ?

    JABUUTI: Yemeniyiin kasoo cararay dagaalada cusub oo gaaray Obock

    YEMEN: Muhiimada magaalada Mocha ee Xuutiyiintu qabsadeen

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Burcad-badeeda

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.