Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muqdisho:-Hawlgalka AMISOM oo wakhtigiisa la kordhiyay
    Somalia

    Muqdisho:-Hawlgalka AMISOM oo wakhtigiisa la kordhiyay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 1, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si buuxda isugu raacay in la kordhiyo muddada hawlgalka midowga Afrika ee Soomaaliya ilaa 31 May 2018, waxayna ansixiyeen in la dhimo askarta midowga Afrika oo laga dhigo ugu badnaan 21,626 wixii loo gaaro 31 Disembar 2017.

    Waxaa kale oo QM ay sheegtay in muhiimad la siin doono sidii aakhiritaanka ay ciidamo Soomaaliyeed ula wareegi lahaayeen mas’uuliyadda dhanka amniga, sidii loo yarayn lahaa khatarta ka imaanaysa Al Shabaab iyo kooxaha kale ee hubaysan, iyo sidii looga caawin lahaa ciidanka Soomaalida si ay amni ugu soo dabaalaan hanaanka siyaasadda ee Soomaaliya iyo dadaalka dhismaha nabadda.

    Hawsha AMISOM loo igmaday ayaa qoraal ay QM soo saartay waxaa lagu sheegay inay tahay hawlgallo ah guluf lagu qaado bartilmaameedyada Al Shabaab iyo kooxaha kale ee mucaaradka ee hubaysan, ayagoo la shaqaynaya ciidanka Soomaalida, ayna ciidamada Soomaalida caawiyaan, ayagoo dhanka kalena la shaqaynaya Xafiiska QM ee Soomaaliya ee UNSOM, si waafaqsan qaabdhismeedka amaanka qaranka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Guddoomiyayaal degmo

    November 9, 2026

    Ilhan Omar oo guul taariikhi ah ka gaartay doorashada Mareykanka

    November 4, 2026

    Miisaaniyadda 2027 ee Puntland oo noqotay $308,213,973

    November 3, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Guddoomiyayaal degmo

    Ilhan Omar oo guul taariikhi ah ka gaartay doorashada Mareykanka

    Miisaaniyadda 2027 ee Puntland oo noqotay $308,213,973

    Uganda oo shaacisay war naxdin geliyay maamulka Xassan Shiikh

    Mareykanka oo bilaabay tababarka Ciidamo gaar ah oo Puntland yeelanayso – (Sidee loo qoray?)

    Askar katirsan Ciidamada Uganda oo ka duulay Muqdisho

    GAROOWE: Booliska Puntland oo qabtay gaari sidday Hub

    XOG: Puntland oo dhistay Cutub Ciidan oo ku dagaallama diyaaradaha Drones-ka

    Booliska gobolka Mudug oo la wareegay qalab Isgaarsiineed

    Deni “Waxaan kula talin Xassan Shiikh isagoo tiisa u turaya in uu is casilo”










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.