Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muqdisho:-Shabaab lagu xukumay dil
    Somalia

    Muqdisho:-Shabaab lagu xukumay dil

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 31, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa toddoba nin oo ka tirsan Al-Shabaab ku xukuntay dil toogasho ah kadib dhagaysi ka socday Muqdisho muddo ka badan toddobaad.

    Saddex ka mid ah toddobada dilka lagu xukumay ayaa joogay maxkamadda, halka afar kalena weli aan gacanta lagu dhigin.

    Ragga dilka lagu xukumay waxa aku jira Maxamed Xaaji Axmed oo ku magic dheer Ilkacase, kaasi oo lagu eedeeyey inuu madax u ahaa amniyaatka dadka khaarajiya ee Al-Shabaab ee magaalada Muqdisho.

    Mid siddeedaad ayaa lagu xukumay xabsi daa’im, halka gabadh lagu xukumay 15 sano oo xarig ah.

    Dhammaantood waxa lagu helay inay gaysteen falal argagaixiso iyo ka mid ahaansho ururka Al-Shabaab.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Guddoomiyayaal degmo

    November 9, 2026

    Ilhan Omar oo guul taariikhi ah ka gaartay doorashada Mareykanka

    November 4, 2026

    Miisaaniyadda 2027 ee Puntland oo noqotay $308,213,973

    November 3, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Guddoomiyayaal degmo

    Ilhan Omar oo guul taariikhi ah ka gaartay doorashada Mareykanka

    Miisaaniyadda 2027 ee Puntland oo noqotay $308,213,973

    Uganda oo shaacisay war naxdin geliyay maamulka Xassan Shiikh

    Mareykanka oo bilaabay tababarka Ciidamo gaar ah oo Puntland yeelanayso – (Sidee loo qoray?)

    Askar katirsan Ciidamada Uganda oo ka duulay Muqdisho

    GAROOWE: Booliska Puntland oo qabtay gaari sidday Hub

    XOG: Puntland oo dhistay Cutub Ciidan oo ku dagaallama diyaaradaha Drones-ka

    Booliska gobolka Mudug oo la wareegay qalab Isgaarsiineed

    Deni “Waxaan kula talin Xassan Shiikh isagoo tiisa u turaya in uu is casilo”










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.