Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Pakistan oo ka dalbatay QM dhex-dhexaadinta iyaga iyo Hindiya
    Somalia

    Pakistan oo ka dalbatay QM dhex-dhexaadinta iyaga iyo Hindiya

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 23, 2020Updated:January 23, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    R’iisul Wasaaraha dalka Pakistan Cimraan Khaan ayaa Qaramada Midoobay ugu baaqay in dhax dhaxaadin loo sameeyo iyaga iyo dowladda Hindiya.

    Labadan dal ee dariska ah kuna hubaysan hubka aadka wax u gumaado ee Niyukleerka ayaa waxaa ka dhaxeeyo muran dhuleed.

    Ra’iiul Wasaare Khaan oo Arabacadiia ka hadlayay Shirka Dhaqaalaha Dunida ee Daafos, ayaa sheegay in lajoogo waqtigii Beesha Caalamka ay u isataagi lahaayeen wax ka qabashada xiisada kala dhaxeeso dalka Hindiya.

    Xiisada u dhaxeeso dalalka Hindiya iyo Pakistan ayaa sara u kacday bishii August kadib markii dowladda Hindiya ay gobolka Kashmir kala laabatay hab maamuuskii uu sida goonida u lahaa. 

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    September 15, 2026

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    September 15, 2026

    π€π‘π“πˆπ‚π‹π„| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    September 14, 2026
    Latest Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    π€π‘π“πˆπ‚π‹π„| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    Xaawo Aadan Camey oo geeryootay

    FAALLO: Ganacsiga Turkiga oo xaalka Somaliya sii cakiray

    BADHAN: Maleeshiyaad beeleedyada oo bilaabay in ay fuliyaan Amarkii Puntland

    XOG: Maxaan ka ognahay safarka Madaxweyne Deni ku aaday Kenya ?

    JABUUTI: Yemeniyiin kasoo cararay dagaalada cusub oo gaaray Obock

    YEMEN: Muhiimada magaalada Mocha ee Xuutiyiintu qabsadeen

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Burcad-badeeda

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.