Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Puntland oo bilowday xalinta dilal ka dhacay Gaalkacyo
    Somalia

    Puntland oo bilowday xalinta dilal ka dhacay Gaalkacyo

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 20, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dadaalo lagu soo afjarayo dilal ah aanooyin qabiil oo bilihii u dambeeyay ka dhacayay xarunta gobalka Mudug ayaa ka soconaya magaalada Gaalkacyo. Wasiiro iyo Xildhibaano ka socda dawladda Puntland ayaa gaaray magaalada iyagoo bilaabay kulamo looga arrinsanayo xalinta dilalka beelaysan ee ka dhacay Gaalkacyo.

    Waftiga oo uu hoggaaminayo Wasiirka Cadaaladda Puntland, Maxamed Cabdiwahaab Axmed oo kulan la yeeshay sabtidii maamulka gobalka ayaa soo saaray saddex qodob oo muhiim u ahaa dadaalada nabadeed ee socda. Qodobada ayaa kala ah

    1. Waxaa si wadajira loogu baaqayaa dhinacyada labada Beelood oo walaalaha ah ee dhacdooyinku dhexmareen Baaq Nabadeed iyo in la ilaaliyo Amniga Gobolka.

    2. In loo hogaansamo sharciga lana aqbali doonin dhacdooyin danbe oo dhexmara labada Beelood ee walaalaha ah.

    3. In Gogoshii Nabadeed ee labada Beelood ay sideedii usii soconayso, Dowlada Puntland ay la wareegayso masuuliyada Amniga ee goobaha shirku ka qabsoomayo.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    June 5, 2026

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Xasan Shiikh oo weeraray Khayre iyo Sh.Shariif

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.