Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ra’isalwasaaraha itoobiya oo u hanbalyeeyay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya
    epa02916969 Ethiopian Foreign Minister Hailemariam Desalegn addresses a joint press conference after his meeting with his Egyptian counterpart Minister Mohammed Kamel Amr (not pictured) in Cairo, Egypt, 14 September 2011. Ethiopian Foreign Minister arrived on an official visit to Egypt on 14 September, days before the planned visit of Ethiopian Prime Minister Meles Zenawi who is due to meet with Egyptian officials. According to local media reports, the Nile Basin negotiations and the situation in Libya, Sudan and Somalia will be the main focus of the talks. EPA/MOHAMED OMAR
    Somalia

    Ra’isalwasaaraha itoobiya oo u hanbalyeeyay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 9, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sida ay baahisay wakaalladda wararka ee dalka Itoobiya ee loo yaqaan ENA,Ra’isalwasaaraha Dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa ka hadlay dorashadii xalay ka dhacday magaalada Muqdisho ee lagu doortay madaxwenaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

    Ra’isawasaare Hailemariam Desalegn,ayaa sheegay in  uu u hambalyeynayo Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya sidoo kalena ay dowladda Itoobiya la shaqeyneyso madaxweynaha cusub.

    Hailemariam,ayaa intaas ku daray in doorashadii ka dhacday Muqdisho ay muujineyso in Soomaaliya ay cagta saartay waddada dibmuqraaddiyadda islamarkaana uu jiro biseyl siyaasadeed oo ay gaareen Siyaasiyiinta Soomaalida ah.

    Ra’isalwasaraha Itoobiya oo dhawaan Wareysi siiyay TV-ga Universal,ayaa sheegay in ay jecleyd Itoobiya in uu soo laabto Xasan Sheekh,laakiin musharrixii kale ee guleysta ay la shaqeyn doonaan.

    Xigasho:ENA

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    September 15, 2026

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    September 15, 2026

    𝐀𝐑𝐓𝐈𝐂𝐋𝐄| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    September 14, 2026
    Latest Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    𝐀𝐑𝐓𝐈𝐂𝐋𝐄| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    Xaawo Aadan Camey oo geeryootay

    FAALLO: Ganacsiga Turkiga oo xaalka Somaliya sii cakiray

    BADHAN: Maleeshiyaad beeleedyada oo bilaabay in ay fuliyaan Amarkii Puntland

    XOG: Maxaan ka ognahay safarka Madaxweyne Deni ku aaday Kenya ?

    JABUUTI: Yemeniyiin kasoo cararay dagaalada cusub oo gaaray Obock

    YEMEN: Muhiimada magaalada Mocha ee Xuutiyiintu qabsadeen

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Burcad-badeeda

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.