Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Sawiro:-Jaaliyada Somaliyed ee Minisota oo soo dhaweyn aad u saraysa u samaysay Marwo Caasho Geelle
    Somalia

    Sawiro:-Jaaliyada Somaliyed ee Minisota oo soo dhaweyn aad u saraysa u samaysay Marwo Caasho Geelle

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 19, 2017Updated:February 19, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Marwo Caasho Geele Diiriye Β Wasiirkii hore Haweenka iyo Arimaha Qoyska Puntland oo kamid ah ahayd waftigii uu hogaaminayay wakiilka xoghayaha guud ee Somaliya Michael Keating ee ka qaybgalay fadhigii Qaramada Midoobey ee loga arinsanayay arimaha Somaliya ayaa maalmahan waxay booqasho ku kala bixinaysay Gobolada kale ee Dalka Maraykanka.

    Jaaliyada Soomaaliyeed ee Gobolka Minisota ayaa soo dhaweyn aad u saraysa u samaysay Marwo Caasho Geelle,waxayna xaflad ugu dhigeen Habeen hore magaalada Minyaabolis.

    Hadaba Warbaahinta idilnews ayaa idin soo gudbinaysa sawiro hordhac ah oo xafladaa ku saabsan,sidoo kale idilnews waxay idin balan qaadaysaa in ay idinla wadaagi doonto muuqaalka iyo warbixinta oo dhamaystiran Β kulankaas Marwo Caasho iyo Jaaliyada Somaliyed ee Minisota.

     

    Halkan ka daawo sawirada:-

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    September 15, 2026

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    September 15, 2026

    π€π‘π“πˆπ‚π‹π„| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    September 14, 2026
    Latest Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    π€π‘π“πˆπ‚π‹π„| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    Xaawo Aadan Camey oo geeryootay

    FAALLO: Ganacsiga Turkiga oo xaalka Somaliya sii cakiray

    BADHAN: Maleeshiyaad beeleedyada oo bilaabay in ay fuliyaan Amarkii Puntland

    XOG: Maxaan ka ognahay safarka Madaxweyne Deni ku aaday Kenya ?

    JABUUTI: Yemeniyiin kasoo cararay dagaalada cusub oo gaaray Obock

    YEMEN: Muhiimada magaalada Mocha ee Xuutiyiintu qabsadeen

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Burcad-badeeda

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.