Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Sawiro:-kala-fadhigii 5,aad ee golaha 5,aad ee xildhibaanada DDSI Oo Lasoo Gabagabeeyay
    Somalia

    Sawiro:-kala-fadhigii 5,aad ee golaha 5,aad ee xildhibaanada DDSI Oo Lasoo Gabagabeeyay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 13, 2017Updated:July 14, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    kala-fadhigii 5,aad ee golaha 5,aad ee xildhibaanada DDSI Oo Lasoo Gabagabeeyay

    Waxaa xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga lagusoo gabagabeeyay kal-fadhigii 5,aad ee golaha 5,aad ee xildhibaanada DDSI oo mudo labo maalmood ah kasocdey hoolka shirarka ee qaryaan dhoodaan.

    Hadaba kal-fadhigan 5aad ee golaha 5aad ee xildhibaanada DDSI oo uu hogaaminayay afhayeenka golaha xildhibaanada ahna gudoomiyaha XDSHSI mudane Maxamedrashiid Isaaq ayaa waxaa lagusoo jeediyay islamarkaana lagu ansixiyay ajandayaashii golaha 5aad ee kal-fadhiga 5aad ee xildhibaanada DDSI horyaalay oo ay kamid ahaayeen ansixinta hadal qoraalkii kal-fadhigii 4aad, warbixinta waxqabadka golaha xildhibaanada DDSI, Warbixinta waxqabadka xafiiska maamulka DDSI, Warbixinta waxqabadka maxkamada guud ee DDSI, Warbixinta waxqabadka hatidhawrka guud ee DDSI iyadoo guud ahaanba uu goluhu codbuuxa ku ansixiyay dhamaan ajandayaasha kalfadhigan.

    Sidoo kalana waxay golaha xildhibaanada DDSI ay codbuuxa ku ansixiyeen miisaaniyada guud ee sanad miisaaniyadeedka 2010TI ee deegaanka oo cadadkeedu dhan yahay 15,305,930,020(shan iyo toban bilyan sadex boqol iyo shan milyan, sagaal boqol iyo sodon kun iyo labaatan birr).

    Sikastaba ha ahaatee kal-fadhigan 5aad ee golaha 5aad ee xildhibaanada DDSI ayaa waxaa lagu ansixiyay bayaano kale oo si xeel dheer oo cilmiyeysan loogu suntay qorshe bulshada deegaanka loogu abuurayo shaqooyin saboolnimada lagaga saarayo.

     

     

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    September 15, 2026

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    September 15, 2026

    𝐀𝐑𝐓𝐈𝐂𝐋𝐄| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    September 14, 2026
    Latest Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    𝐀𝐑𝐓𝐈𝐂𝐋𝐄| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    Xaawo Aadan Camey oo geeryootay

    FAALLO: Ganacsiga Turkiga oo xaalka Somaliya sii cakiray

    BADHAN: Maleeshiyaad beeleedyada oo bilaabay in ay fuliyaan Amarkii Puntland

    XOG: Maxaan ka ognahay safarka Madaxweyne Deni ku aaday Kenya ?

    JABUUTI: Yemeniyiin kasoo cararay dagaalada cusub oo gaaray Obock

    YEMEN: Muhiimada magaalada Mocha ee Xuutiyiintu qabsadeen

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Burcad-badeeda

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.