Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Sawiro:-Madaxweyne Farmaajo oo kusoo dhaweeyay Qasriga Madaxtooyada Madaxweyne Axmed Madoobe
    Somalia

    Sawiro:-Madaxweyne Farmaajo oo kusoo dhaweeyay Qasriga Madaxtooyada Madaxweyne Axmed Madoobe

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 20, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Jubbaland Axmed Mohamed Islaan “Madoobe” ayaa maanta galinkii hore soo gaaray magaalada Muqdisho si uu uga qayb-galo munaasabad-da caleema saarka madaxweynaha Somaliya oo maalinta arbacad ah dhacaysa.

    Axmed Madoobe iyo xubno ka tirsan golihiisa wasiirada ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho oo uu ka maqnaa mudadii lagu jiray ololaha doorashooyinka Soomaliya oo uu ku guulaystay Maxamed C/laahi Faraamjo.

    Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa caawa kulan kula qaatay Villa Somaliya madaxweyne Maxamed cabdulaahi Farmaajo.

    Axmed Madoobe iyo farmaajo ayaa kulankodii caawa kaga wada hadlay arimo ay ka mid yihiin caleema saarka Madaxweyne farmaajo iyo xaalada guud ee Dalka.

    Madaxweyne Axmed madoobe ayaan imaan Muqdisho tan iyo xiligii Doorashada ,waxuuna ahaa Marakii la eego madaxda Β Dawlad Goboleedyada kan kaliya ee aan imaan Muqdisho,isla markaana aan door muuqda ku dhex yeelan olalihii Doorashada Madaxtinmo ee lagu doortay Madaxweyne farmaajo.

     

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    XOG: Saddex qodob oo xubnaha Sare ee Mareykanku hordhigeen Axmed Madoobe

    July 30, 2026

    Puntland oo si weyn ugu diyaar-garoobaysa Xuska 1da August

    July 29, 2026

    Mareykanka oo ku cadaadinaya Madaxweyne Deni β€˜πƒπ‘π’π¬π¦πšπ‘πš π‚π’π’ππšπ§ 𝐠𝐚𝐚𝐫 πšπ‘β€™

    July 28, 2026
    Latest Posts

    XOG: Saddex qodob oo xubnaha Sare ee Mareykanku hordhigeen Axmed Madoobe

    Puntland oo si weyn ugu diyaar-garoobaysa Xuska 1da August

    Mareykanka oo ku cadaadinaya Madaxweyne Deni β€˜πƒπ‘π’π¬π¦πšπ‘πš π‚π’π’ππšπ§ 𝐠𝐚𝐚𝐫 πšπ‘β€™

    Soomaaliya oo dib loogu celinayo Dowald KMG ah

    Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo soo saartay habraaca labbiska Ardayda

    WARBIXIN: 2027, Al-Shabaab mala wareegi doontaa Koonfurta Soomaaliya?

    Abshir Bukhaari oo loo diiday in uu gudaha u galo Nairobi

    Ma dhab baa in Dowladda Puntland weerarayso Xeryaha ‘ilmo Diyaano’ ee Gaalkacyo iyo Boosaaso?

    QARDHO: Maamulka gobolka Karkaar oo mamnuucay hubka sharci darrada ah

    WAR-SAXAFADEED: Puntland uga digtay Galmudug in looga soo duulo

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.