Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Sawirro: Maxay ka wada-hadleen Axmed Karaash & Isimadda SSC ?
    Somalia

    Sawirro: Maxay ka wada-hadleen Axmed Karaash & Isimadda SSC ?

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 30, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Ahna Kusimaha Madaxweynaha Hajji Ahmed E. Osman Karaash ayaa hoyga uu ka degen yahay magaalada Laascaanood kulan muhiim ah kula qaatay Isimada dhaqanka SSC oo laf dhabar u ah shaqooyinka baaxada leh ee ka socda deegaanada.

    Isimada dhaqanka SSC ayaa Madaxweynaha ku bogaadiyey sida udub dhexaadka ugu yahay hawlaha baaxada leh ee deegaanka iyo sida uu maareeyey maraxaladihii adkaa ee lasoo maray.

    Ugu dambayn Madaweynaha ayaa uga mahadceliyey Isimada dhaqanka SSC siday gowys dambeedka ugu ahaayeen hanashada talada deegaanka iyo midinimada dadka deegaanka.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    June 5, 2026

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Xasan Shiikh oo weeraray Khayre iyo Sh.Shariif

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.