Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Sawirro: Munaasabad balaaran oo ka socota Degmada Qandala ee Gobalka Bari
    Somalia

    Sawirro: Munaasabad balaaran oo ka socota Degmada Qandala ee Gobalka Bari

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 26, 2020Updated:January 26, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa ka socda Degmada Qandala ee Gobalka Bari, munaasabad Hay’adda USAID ku wareejinayso mashaariic ay ka hirgslisay Magaladan Qadiimiga ah, oo ay ka mid yihiin Layrarka Cadcadeeda ku shaqeeya oo ay wadooyinka Qandala lagu xiray iyo dhismaha Guriga Faleenka.

    Munaasabadan ayaa waxaa goobjoog ah Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha, Federaalka iyo Dilmuquraadiyeynta Dowladda Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad, Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud ee Puntland Axmed Bashiir Muuse (Cirro), Guddoomiyaha Gobalka Bari, Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari, Masuuliyiinta Hay’adda USAID iyo marti-sharaf kale.

    Guddomiyaha Gobolka Bari Abdisamad Abwaan, oo khudbad ka jeedinayay furitaanka Mashruucan oo loo yaqaan TIS+) ayaa yiri “Degmeda Qandala waxay ahayd degmo ganacsi oo taariikhi ah aadna uhorumarsan. Waa nasiib darro inay maanta sidan udayacantahay. Waxaan filayaa haddii wafdiga waziirrada maanta inoo yimid ay arkeen in ay isbaddal u hor seedaan Qandala.TIS+ waaku mahadsantahay inay soo celisay rajadii degmada”

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    September 15, 2026

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    September 15, 2026

    𝐀𝐑𝐓𝐈𝐂𝐋𝐄| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    September 14, 2026
    Latest Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    𝐀𝐑𝐓𝐈𝐂𝐋𝐄| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    Xaawo Aadan Camey oo geeryootay

    FAALLO: Ganacsiga Turkiga oo xaalka Somaliya sii cakiray

    BADHAN: Maleeshiyaad beeleedyada oo bilaabay in ay fuliyaan Amarkii Puntland

    XOG: Maxaan ka ognahay safarka Madaxweyne Deni ku aaday Kenya ?

    JABUUTI: Yemeniyiin kasoo cararay dagaalada cusub oo gaaray Obock

    YEMEN: Muhiimada magaalada Mocha ee Xuutiyiintu qabsadeen

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Burcad-badeeda

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.