Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Shirka Ururka D/hoose ee Puntland oo ka furmay Boosaaso (VIDEO)
    Somalia

    Shirka Ururka D/hoose ee Puntland oo ka furmay Boosaaso (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 28, 2020Updated:January 28, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasaarada Arimaha Gudaha Puntland ayaa Magaalada Boosaaso ka daahfurtay Shirka sanadlaha ah ee Ururka Dawlada Hoose ee Puntland (ALGABAL), Wasiirka Arimaha Gudaha Puntland Mohamed Dhabancad iyo Agaasimaha Guud Juba Ali Nuur ayaa ka qaybagalay shirkaan.

    Maamulada Degmooyinka Puntland, Gudoomiyaha Gobolka BariΒ Abdisamad AbwaanΒ iyo masuuliyiin kale ayaa dhankooda iyaguna goob joog ka ahaa.

    https://www.facebook.com/sbcsomalitv/videos/199514601098860/

    Inta uu shirkaan socdo waxaa looga hadli doonaa baahiyaha ka jirra degmooyinka Puntland, Guulaha la gaaray sanadkii lasoo dhaafay, caqabadaha jira iyo qorshayaasha sanadka soo socda.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    September 15, 2026

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    September 15, 2026

    π€π‘π“πˆπ‚π‹π„| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    September 14, 2026
    Latest Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    π€π‘π“πˆπ‚π‹π„| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    Xaawo Aadan Camey oo geeryootay

    FAALLO: Ganacsiga Turkiga oo xaalka Somaliya sii cakiray

    BADHAN: Maleeshiyaad beeleedyada oo bilaabay in ay fuliyaan Amarkii Puntland

    XOG: Maxaan ka ognahay safarka Madaxweyne Deni ku aaday Kenya ?

    JABUUTI: Yemeniyiin kasoo cararay dagaalada cusub oo gaaray Obock

    YEMEN: Muhiimada magaalada Mocha ee Xuutiyiintu qabsadeen

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Burcad-badeeda

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.