Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Somaliya Oo dalbatay in daymaha lagu leeyahay laga cafiyo
    Somalia

    Somaliya Oo dalbatay in daymaha lagu leeyahay laga cafiyo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 20, 2018No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    Xubno Wasiiro ah ayaa dowlada Fadaraalka Soomaaliya ku matalayay shir caalami ah oo ka dhacay xarunta Bankiga Aduunka ee dalka Mareykanka.
     
    Shirka ayaa waxaa soo qaban qaabiyay dalalka deeq bixiyeyaasha Mareykanka, Britain, Norway, Midowga Yurub, Q.M iyo hay`ada lacagta aduunka ee IMF.
     
    Dalalka deeq bixiyeyaasha ayaa sheegay in shirkaan uu yahay mid lagu gorfeynayo xaaladaha dhabta ah ee ka jirta dalalka saboolka ah.
     
    Soomaaliya ayaa shirkaan waxaa ugu qeyb galay Wasiirka Maaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle, Wasiirka Waxbarashada Cabdiraxmaan Daahir Cusmaan, iyo Wasiirka Kaluumeysiga Cabdiraxmaan Cabdulaahi Xaashi, kuwaas ayaa xubnihii shirkaas ka soo qeyb gashay ka dalbaday in Soomaaliya laga cafiyo lacagaha deynta ah ee lagu leeyahay oo gaaraya 5.5 Bilyan.
     
    Xubnahaan Wasiirada ah ayaa sidoo kale dalbaday in Soomaaliya la gaarsiiyo gar gaar bini`adamnimo, si loo gaarsiiyo dadka ku dhibaateysan gudaha dalka.
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Guddoomiyayaal degmo

    November 9, 2026

    Ilhan Omar oo guul taariikhi ah ka gaartay doorashada Mareykanka

    November 4, 2026

    Miisaaniyadda 2027 ee Puntland oo noqotay $308,213,973

    November 3, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Guddoomiyayaal degmo

    Ilhan Omar oo guul taariikhi ah ka gaartay doorashada Mareykanka

    Miisaaniyadda 2027 ee Puntland oo noqotay $308,213,973

    Uganda oo shaacisay war naxdin geliyay maamulka Xassan Shiikh

    Mareykanka oo bilaabay tababarka Ciidamo gaar ah oo Puntland yeelanayso – (Sidee loo qoray?)

    Askar katirsan Ciidamada Uganda oo ka duulay Muqdisho

    GAROOWE: Booliska Puntland oo qabtay gaari sidday Hub

    XOG: Puntland oo dhistay Cutub Ciidan oo ku dagaallama diyaaradaha Drones-ka

    Booliska gobolka Mudug oo la wareegay qalab Isgaarsiineed

    Deni “Waxaan kula talin Xassan Shiikh isagoo tiisa u turaya in uu is casilo”










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.