Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Trump ma wuxuu khatar ku yahay hogaaminta R.Galbeedka Ee caalamka?
    Somalia

    Trump ma wuxuu khatar ku yahay hogaaminta R.Galbeedka Ee caalamka?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 1, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Oday Trump sida muuqata,wuxuu khatar ku yahay hogaaminta dadka cadaanka ah ee caalamka iyo doorkooda curadnimo ee bulshada aduunka.

    Aragti gaaban oo cunsurinimo oo nacayb dad gaar ah xanbaarsan,ayuu la shir yimid Madaxweynihii Maraykanka caalamka hormuudka u ahaa.

    Waxay iskala weynaayeen oo ay ka xishoon jireen in ay banaanka lasoo istaagaan madaxda reer Galbeedka,ayuu la soo taagan yahay.

    Somalida iyo dalkooda Somaliya ee hooseeya suu sheegay Trump muxuu ugu mashquulshay,isagoo quwadiii caalamka hogaaminaya?

    Saw suuq uma samaynayo dadkaas baaba ah oo lama mid dhigayo Wadamada Maraykanku la goos-goosto?

    Xisbiga Dimuqraadigu,waxay ku ciyaarsiiyeen Ilhaan,iyagoo uga gol leh in ay muujiyaan caqli yaridiisa,hogaan xumidiisa,akhlaaq xumidiisa,anashax xumidiisa,fudaydkiisa iyo diblomaasiyad xumidiisa.

    Trump,waxaa la oran karaa,waa…(Madaxweynihii ugu baratakool xumaa oo soo mara Aqalka-cad).

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    June 2, 2026

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    June 1, 2026

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    June 1, 2026
    Latest Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    Faallo:-Muxuu ka dhignaa weerarkii Ciidamada Laftagareen Ee Baydhabo?

    Beesha caalamka oo baaq udirtay hogaamiyayaasha Somalida

    At Least 10 Soldiers Killed in Clashes in Baidoa as Forces Clash in Urban Fighting

    Maraykanka oo ka niyad jabay dhismaha Dowlad dhexe oo xoog leh oo Somaliyed

    Maraykanka oo hirgeliyay Xaafiis amniga Badaha ah oo SL iyo PL isku xiraya

    Faallo:-SL ma waxay ku xadgudubtay Diinta Islaamka?

    Faallo:-Maxay PL uga dhigan tahay booqashada weftiga Maraykanka?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.