Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Trump oo markale kabaha la dulmaray Somalida
    Puntland

    Trump oo markale kabaha la dulmaray Somalida

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 28, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    “Somaliya,waa Dal lagu bakhtiyay oo lagu hoogay oo aanan mar danbe dad kasoo qaadanayn,waa dad Lacag diris badan,maxaa noo keenay in aan Somaliya Lacag udirno”Ayuu yiri Trump markale.

    Su’aalaha iswaydiinta mudan,waxay yihiin….

    Hadalada Trump saamayn maku yeelan karaan Somalida iyo dalka Somaliya?

    Hadalada Trump ma saamayn maku yeelan karaan xilligan iyo mustaqbalka jaangoynta siyaasada Maraykanka?

    Hadalada Trump ma abuuri karaan nacayb ay uqaadaan dadka Maraykanka Somalida?

    Trump,waa hogaamiye ay ku hirtaan dadka aaminsan cadaanimada in la ilaaliyo saraynteeda,iyadoo taa laga tusaale qaadanayo malaga yaabaa in Wadamada kale ee R.galbeedka saamayn uu ku yeesho hadaladaiisu?

    Malays oran karaa in Ilhaan ay hadaladeedu abuureen nacayb loo qaaday Somalida oo ay tahay in ay isgaabiso hada wixii ka danbeeya?

    Jawaabo ubaahan in qiimayn lagu saleeyo.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    June 2, 2026

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    June 1, 2026

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    June 1, 2026
    Latest Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    Faallo:-Muxuu ka dhignaa weerarkii Ciidamada Laftagareen Ee Baydhabo?

    Beesha caalamka oo baaq udirtay hogaamiyayaasha Somalida

    At Least 10 Soldiers Killed in Clashes in Baidoa as Forces Clash in Urban Fighting

    Maraykanka oo ka niyad jabay dhismaha Dowlad dhexe oo xoog leh oo Somaliyed

    Maraykanka oo hirgeliyay Xaafiis amniga Badaha ah oo SL iyo PL isku xiraya

    Faallo:-SL ma waxay ku xadgudubtay Diinta Islaamka?

    Faallo:-Maxay PL uga dhigan tahay booqashada weftiga Maraykanka?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.