Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Trump: Waxaan kordhinayaa dalalka muwaadiniintooda laga mamnuucay USA
    Somalia

    Trump: Waxaan kordhinayaa dalalka muwaadiniintooda laga mamnuucay USA

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 23, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Donald Trump oo khudbad ka jeediyay magaalada Davos, ayaa sheegay in la ballaarin doono dalalka muwaadiniintooda laga mamnuucay inay tagaan Marekanka , isagoo tallaabada ku sheegay inay ku qasbeyso waxa adduunka ka socda iyo xasilloonida Marekanka oo sii jirta.

    Dalal reer Yurub ah, Afrika iyo Aasiya ayaa lagu warramay liiska cusub ee la sheegay in dhowaan la shaacin doono inay ka soo muuqaan doonaan.

    Warbaahinta Marekanka waxay sheegtay in dalalkaas ay yihiin Belarus, Myanmar, Eritrea, Kyrgyzstan, Nigeria, Sudan iyo Tanzania , iyada oo waddamadan ay ka mid noqon karaan kuwo horey looga mamnuucay Marekanka oo Soomaaliya ay ku jirtay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    September 15, 2026

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    September 15, 2026

    𝐀𝐑𝐓𝐈𝐂𝐋𝐄| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    September 14, 2026
    Latest Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    𝐀𝐑𝐓𝐈𝐂𝐋𝐄| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    Xaawo Aadan Camey oo geeryootay

    FAALLO: Ganacsiga Turkiga oo xaalka Somaliya sii cakiray

    BADHAN: Maleeshiyaad beeleedyada oo bilaabay in ay fuliyaan Amarkii Puntland

    XOG: Maxaan ka ognahay safarka Madaxweyne Deni ku aaday Kenya ?

    JABUUTI: Yemeniyiin kasoo cararay dagaalada cusub oo gaaray Obock

    YEMEN: Muhiimada magaalada Mocha ee Xuutiyiintu qabsadeen

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Burcad-badeeda

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.