Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Alshabaab” Farmaajo kuwii hore waa ka shar badan yahay Cidii Xukunkiisa raacdana Mujaahidiinta wey dilayaan”
    Somalia

    Video:-Alshabaab” Farmaajo kuwii hore waa ka shar badan yahay Cidii Xukunkiisa raacdana Mujaahidiinta wey dilayaan”

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 19, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Guddoomiyaha Al-Shabaab u qaabilsan gobolka Galgaduud Sheekh Xasan Yacquub oo sidoo kale kamid ah saraakiisha sar sare ee Al Shabaab ayaa sheegay in Madaxweynaha cusub ee Farmaajo uusan waxba kaga duwaneyn kuwii ka horeeyay balse uuba ka daran yahay.

    Sheekh Xasan Ycaquub aya auga digay Shacabka Soomaaliyeed in ay taageeraan kuna kadsoomaan Madaxweynaha cusub, waxa uuna ku hanjabay in ay la dagaalami doonaan Farmaajo afarta sano uu xilka hayo.

    ”Waxaan rabaa in shacabka Soomaaliyeed uga digno la shaqeynta Farmaajo, ninkan cusub kama duwana kuwii ka horeeyay balse wuuba kasii shar badan yahay, ninkan tabeelihiisa waxaa ku qornaa waxaana ka shaqeenaya danta ,dadka iyo dalka , diina shaqo kuma lahan ” Ayuu yiri Sh. Yacquub hoos ka daawo muuqaalka.

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    September 15, 2026

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    September 15, 2026

    𝐀𝐑𝐓𝐈𝐂𝐋𝐄| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    September 14, 2026
    Latest Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    𝐀𝐑𝐓𝐈𝐂𝐋𝐄| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    Xaawo Aadan Camey oo geeryootay

    FAALLO: Ganacsiga Turkiga oo xaalka Somaliya sii cakiray

    BADHAN: Maleeshiyaad beeleedyada oo bilaabay in ay fuliyaan Amarkii Puntland

    XOG: Maxaan ka ognahay safarka Madaxweyne Deni ku aaday Kenya ?

    JABUUTI: Yemeniyiin kasoo cararay dagaalada cusub oo gaaray Obock

    YEMEN: Muhiimada magaalada Mocha ee Xuutiyiintu qabsadeen

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Burcad-badeeda

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.