Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Beesha Ogaden oo isku raacday xubnaha u tartami doona Govener-ka Wajeer county
    Somalia

    Video:-Beesha Ogaden oo isku raacday xubnaha u tartami doona Govener-ka Wajeer county

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 21, 2017Updated:February 21, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa magaalada Wajeer ka dhacay shir balaadhan oo ay isugu yimaadeen odoyaasha,waxgaradka iyo aqoonyahaniinta Beesha Ogaadeen ee ku dhaqan Wajir county.Shirkan ayaa ujeedadiisu ahayd sidii beeshu isugu waafaqi lahayd sidii usoo saari lahayd musharax beeshu ku midaysantahay oo doorashada soo socota utartama govaneerka Wajir county.Guddi ay beeshu iska dhex qabatay ayaa kala saaray xubnihii isu soo sharaxay xilka govaneerka.Guddiga Beesha ayaa shirka ka iclaamiyay sadax musharax oo Beeshu usharaxday inay ukala tartamaan kursiga govaneerka,kursiga wakiilka haweenka iyo kursiga golaha deegaana ee magaalada Wajeer.Xubnaha sadaxdaas kursi loo sharaxay ayaa kala ah:-

    Axmed Muxumed Cabdulaahi—————Beesha Makaahiil/Abraahiin———kursiga govaneerka
    Faadumo Geedi Cali……………………..Beesha Bahgari……………kursiga wakiilka haweenka Wajeer county
    Cabdirashiid Cabdulaahi…………….Beesha Bahgeri……………kursiga wakiilka golaha deegaanka(MCA)magaalada Wajeer.

     

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    XOG: Saddex qodob oo xubnaha Sare ee Mareykanku hordhigeen Axmed Madoobe

    July 30, 2026

    Puntland oo si weyn ugu diyaar-garoobaysa Xuska 1da August

    July 29, 2026

    Mareykanka oo ku cadaadinaya Madaxweyne Deni ‘𝐃𝐡𝐢𝐬𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧 𝐠𝐚𝐚𝐫 𝐚𝐡’

    July 28, 2026
    Latest Posts

    XOG: Saddex qodob oo xubnaha Sare ee Mareykanku hordhigeen Axmed Madoobe

    Puntland oo si weyn ugu diyaar-garoobaysa Xuska 1da August

    Mareykanka oo ku cadaadinaya Madaxweyne Deni ‘𝐃𝐡𝐢𝐬𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧 𝐠𝐚𝐚𝐫 𝐚𝐡’

    Soomaaliya oo dib loogu celinayo Dowald KMG ah

    Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo soo saartay habraaca labbiska Ardayda

    WARBIXIN: 2027, Al-Shabaab mala wareegi doontaa Koonfurta Soomaaliya?

    Abshir Bukhaari oo loo diiday in uu gudaha u galo Nairobi

    Ma dhab baa in Dowladda Puntland weerarayso Xeryaha ‘ilmo Diyaano’ ee Gaalkacyo iyo Boosaaso?

    QARDHO: Maamulka gobolka Karkaar oo mamnuucay hubka sharci darrada ah

    WAR-SAXAFADEED: Puntland uga digtay Galmudug in looga soo duulo

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.