Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Cali Khaliif Galayr”Farmaajo anaga Madaxweyne nooma ahan mana aana dooran ee Xamar buu u yahay haku ekaado”
    Somalia

    Video:-Cali Khaliif Galayr”Farmaajo anaga Madaxweyne nooma ahan mana aana dooran ee Xamar buu u yahay haku ekaado”

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 11, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Cali Khaliif Galayr oo maalmahan ujooga Magaalada jabuti ee Jamhuuriyada Jabuti wada hadalo usocda kooxdiisa Khaatumo iyo Maamulka Somaliland, ayaa ka hadlay doorashada Madaxweynaha cusub ee Fadaraalka Somaliya.

    Cali oo ka hadlaya doorashada Farmaajo waxuu yiri”Anaga Madaxweyne nooma ahan ee Xamar buu u yahay ee iyada haku ekaado”

    Cali Khaliif ayaa dhanka kale eedayn iyo hanjabaad kulul usoo jeediyay Puntland,isagoo sheegay in Puntland ay la xisaabtami doonaan oo ay isku joogaan,hagardaamadeedana ay markan sidhab ah iskaga dhicin doonaan waa sida uu hadalka u dhigaye,hoos ka daawo muuqaalka.

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2017/02/galayr.mp4
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    September 15, 2026

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    September 15, 2026

    𝐀𝐑𝐓𝐈𝐂𝐋𝐄| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    September 14, 2026
    Latest Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    𝐀𝐑𝐓𝐈𝐂𝐋𝐄| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    Xaawo Aadan Camey oo geeryootay

    FAALLO: Ganacsiga Turkiga oo xaalka Somaliya sii cakiray

    BADHAN: Maleeshiyaad beeleedyada oo bilaabay in ay fuliyaan Amarkii Puntland

    XOG: Maxaan ka ognahay safarka Madaxweyne Deni ku aaday Kenya ?

    JABUUTI: Yemeniyiin kasoo cararay dagaalada cusub oo gaaray Obock

    YEMEN: Muhiimada magaalada Mocha ee Xuutiyiintu qabsadeen

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Burcad-badeeda

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.