Mid ka mid ah musharaxiintii xilka Madaxweynaha fadaraalka Soomaaliya Cali Xaaji Warsame oo ka hadlay doorashada Madaxweyne farmaajo iyo xaalka Puntland ayaa sheegay in Madaxweyne ย C.wali Gaas yahay Hashii Labada dhinac Seegtay, Isagoo ku tilmaamay inuu Dadkiisii iyo Howlihii loo doortay dayacay, Sidoo kalana Doorashadii Muqdisho guul-daro kala Caraabay,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
