Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Ciidamada Ciraaq oo ku qaaday weerarkii ugu xooga badnaa Galbeedka Moslil
    Somalia

    Video:-Ciidamada Ciraaq oo ku qaaday weerarkii ugu xooga badnaa Galbeedka Moslil

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 20, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidamada dowladda Ciraaq ayaa u dhowaaday deegaanada dhanka Galbeed kaga beegan Mosul.

    Waa maalintii labaad ee uu socdo wejiga labaad ee dagaalka dowladda iyo xulafadeeda ay ugu jiraan inay daacish uga saraan Mosul.

    Deegaanka Abu Sharif oo kaabiga ku haya Mosul, waxaa duqeeyay diyaarado ayadoo militarigana uu dhulka kaga siqeen.

    Hadda wararka qaar waxay sheegayaan in ciidamada ay galeen qeybo ka mid ah Abu Sharif.

    Qeybaha bari ee Mosul waxaa ururka Khilaafada Islaamka laga saaray bishii la soo dhaafay, ka dib dagaal aad u culus.

    Abu Sharif, oo u dhow garoonka diyaaradaha ee Mosul, waxaa loo arkaa inay muhiim u ahayd daacish oo hadda dhanka Galbeed isugu tagtay.,hoos ka daawo muuqaalka.

     

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    XOG: Saddex qodob oo xubnaha Sare ee Mareykanku hordhigeen Axmed Madoobe

    July 30, 2026

    Puntland oo si weyn ugu diyaar-garoobaysa Xuska 1da August

    July 29, 2026

    Mareykanka oo ku cadaadinaya Madaxweyne Deni โ€˜๐ƒ๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง ๐ ๐š๐š๐ซ ๐š๐กโ€™

    July 28, 2026
    Latest Posts

    XOG: Saddex qodob oo xubnaha Sare ee Mareykanku hordhigeen Axmed Madoobe

    Puntland oo si weyn ugu diyaar-garoobaysa Xuska 1da August

    Mareykanka oo ku cadaadinaya Madaxweyne Deni โ€˜๐ƒ๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง ๐ ๐š๐š๐ซ ๐š๐กโ€™

    Soomaaliya oo dib loogu celinayo Dowald KMG ah

    Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo soo saartay habraaca labbiska Ardayda

    WARBIXIN: 2027, Al-Shabaab mala wareegi doontaa Koonfurta Soomaaliya?

    Abshir Bukhaari oo loo diiday in uu gudaha u galo Nairobi

    Ma dhab baa in Dowladda Puntland weerarayso Xeryaha ‘ilmo Diyaano’ ee Gaalkacyo iyo Boosaaso?

    QARDHO: Maamulka gobolka Karkaar oo mamnuucay hubka sharci darrada ah

    WAR-SAXAFADEED: Puntland uga digtay Galmudug in looga soo duulo

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.