Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Faysal Cali Waraabe”Somali waa isku mid meel ay joogtaba,qabiilna qaran noqon waa ,Koonfurta Somaliyana anagay na sugaysaa”
    Somalia

    Video:-Faysal Cali Waraabe”Somali waa isku mid meel ay joogtaba,qabiilna qaran noqon waa ,Koonfurta Somaliyana anagay na sugaysaa”

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 17, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Faysal Cali Waraabe oo kusoo dhaweeyay Magaalada Laascaanood kooxdii Cali Khaliif Galayr hogaaminayay ee heshiiska la gashay Somaliland.

    Faysal oo kula hadlay saxaafada Garoonka Diyaaradaha ee Laascaanood ayaa yiri”Somali waa isku mid meel ay joogtaba,qabiilna qaran noqon waa ,Koonfurta Somaliyana anagay na sugaysaa oo markaan wax noqono ayaa la rabaa in aan iyagana u gurmano ee aan midawno anagu hadaan nahay reer waqooyi”hoos ka daawo muuqaalka oo dhamaystiran.

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://youtu.be/qowZUHzxXgo

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    September 15, 2026

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    September 15, 2026

    𝐀𝐑𝐓𝐈𝐂𝐋𝐄| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    September 14, 2026
    Latest Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    𝐀𝐑𝐓𝐈𝐂𝐋𝐄| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    Xaawo Aadan Camey oo geeryootay

    FAALLO: Ganacsiga Turkiga oo xaalka Somaliya sii cakiray

    BADHAN: Maleeshiyaad beeleedyada oo bilaabay in ay fuliyaan Amarkii Puntland

    XOG: Maxaan ka ognahay safarka Madaxweyne Deni ku aaday Kenya ?

    JABUUTI: Yemeniyiin kasoo cararay dagaalada cusub oo gaaray Obock

    YEMEN: Muhiimada magaalada Mocha ee Xuutiyiintu qabsadeen

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Burcad-badeeda

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.