Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Ismaaciil Hurre Buubaa”farmaajo waxaa iiga muuqata in uusan hayn taladii uu uga gudbi lahaa siyaasadii ku kaliftay in uu iscasilo”
    Somalia

    Video:-Ismaaciil Hurre Buubaa”farmaajo waxaa iiga muuqata in uusan hayn taladii uu uga gudbi lahaa siyaasadii ku kaliftay in uu iscasilo”

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 20, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirkii hore ee Β Arimaha Dibada Soomaaliya Ismaaciil Hurre Buubaa ayaa markii ugu horaysay ka hadlay Doorashada Maxamed Cabdulaahi farmaajo.

    Hure Buubaa ayaa yiri”farmaajo waa nin degan oo lixdii bilood ee uu xukunka hayay xiligii Rw uu ahaa muujiyay hogaan fiican kasbadayna shacbiyad fara badan’

    Imsaaciil Hurre oo sii watay hadalkiisii ayaa yiri ”farmaajo waxaa iiga muuqata in uusan hayn taladii uu uga gudbi lahaa siyaasadii ku kaliftay in uu iscasilo xiligii Rw uu ahaa”’ hoos ka daawo muuqaalka.

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://youtu.be/ZqJqeAQRolk

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    XOG: Saddex qodob oo xubnaha Sare ee Mareykanku hordhigeen Axmed Madoobe

    July 30, 2026

    Puntland oo si weyn ugu diyaar-garoobaysa Xuska 1da August

    July 29, 2026

    Mareykanka oo ku cadaadinaya Madaxweyne Deni β€˜πƒπ‘π’π¬π¦πšπ‘πš π‚π’π’ππšπ§ 𝐠𝐚𝐚𝐫 πšπ‘β€™

    July 28, 2026
    Latest Posts

    XOG: Saddex qodob oo xubnaha Sare ee Mareykanku hordhigeen Axmed Madoobe

    Puntland oo si weyn ugu diyaar-garoobaysa Xuska 1da August

    Mareykanka oo ku cadaadinaya Madaxweyne Deni β€˜πƒπ‘π’π¬π¦πšπ‘πš π‚π’π’ππšπ§ 𝐠𝐚𝐚𝐫 πšπ‘β€™

    Soomaaliya oo dib loogu celinayo Dowald KMG ah

    Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo soo saartay habraaca labbiska Ardayda

    WARBIXIN: 2027, Al-Shabaab mala wareegi doontaa Koonfurta Soomaaliya?

    Abshir Bukhaari oo loo diiday in uu gudaha u galo Nairobi

    Ma dhab baa in Dowladda Puntland weerarayso Xeryaha ‘ilmo Diyaano’ ee Gaalkacyo iyo Boosaaso?

    QARDHO: Maamulka gobolka Karkaar oo mamnuucay hubka sharci darrada ah

    WAR-SAXAFADEED: Puntland uga digtay Galmudug in looga soo duulo

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.