Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Madaxweyne Axmed Madoobe iyo Madaxweynihii hore Sh.Shariif oo kulmay Garoonka Aadan-cade
    Somalia

    Video:-Madaxweyne Axmed Madoobe iyo Madaxweynihii hore Sh.Shariif oo kulmay Garoonka Aadan-cade

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 20, 2017Updated:February 20, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Safar shaqo ku soo gaaray magaalada Muqdisho.
     
    Madaxweynaha Jubaland iyo wafdigii la socday ayaa waxaa garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay Masuuliyiin kala duwan oo ay kamid yihiin xubnaha Baarlamaanka Cusub ee Soomaaliya iyo Madaxweynihii hore ee dalka Shariif Shiikh Axmed.
     
    Madaxweynaha Axmed Madoobe oo saxaafada kula hadlay garoonka Aadan-cade ee Muqdisho sood haweynta kadib,ayaa ka waramay xaalada Guud ee dalka gaar ahaan Isbadalka ku yimid Hogaanka dalka Soomaaliya oo uu sheegay in ay Shacabku ka sugayaan wax qabad dhab ah, si looga boxo dhibaatooyinka hareeyay dalka Soomaaliya.

    Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Mdaoobe ayaa kulan kooban ku yeeshay gudaha Garoonka Aadan Cadde, waxa ayna labada masuul ka wada hadleen arimo u gaar ah iyo doorashadii dhawaan ka dhacday Muqdisho.

    Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa magaalada Muqdisho u yimid ka qeyb galka Caleemo saarka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo maalinta Arbacada oo Muqdisho lagu caleemo saarayo,hoos ka daawo muuqaalka.

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    September 15, 2026

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    September 15, 2026

    𝐀𝐑𝐓𝐈𝐂𝐋𝐄| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    September 14, 2026
    Latest Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    𝐀𝐑𝐓𝐈𝐂𝐋𝐄| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    Xaawo Aadan Camey oo geeryootay

    FAALLO: Ganacsiga Turkiga oo xaalka Somaliya sii cakiray

    BADHAN: Maleeshiyaad beeleedyada oo bilaabay in ay fuliyaan Amarkii Puntland

    XOG: Maxaan ka ognahay safarka Madaxweyne Deni ku aaday Kenya ?

    JABUUTI: Yemeniyiin kasoo cararay dagaalada cusub oo gaaray Obock

    YEMEN: Muhiimada magaalada Mocha ee Xuutiyiintu qabsadeen

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Burcad-badeeda

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.