Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Madaxweyne Deni oo Bosaso ku dhagax dhigay Wadooyin cusub
    Somalia

    Video:-Madaxweyne Deni oo Bosaso ku dhagax dhigay Wadooyin cusub

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 28, 2023Updated:January 28, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Dhagax dhiggay dhismaha Wadada Alraxma iyo Dhismaha Wadada Badda cas, labadaasi wado oo laami laga dhigayo waxaa laga fulinayaa Mashruuca Horumarinta degmooyinka Puntland JPLG Qeybta Horumarinta ee LDF.

    Madaxweynaha ayaa sidoo kale kormeeray Xaafadda cusub ee sida Casriga ah ee loo dhisayo ee Guryasamo, Goobta nasashada ee Green City, Labada xarumood ee Soolarka Boosaaso iyo qeybta Korontada ee Shirkada Isgaarsiinta Golis.

    Dhagax dhigga iyo kormeerka Madaxweynuhu sameeyay maanta waxaa ka warbixiyey Afhayeenka Ahna Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Dowladda Puntland Mudane Jaamac Dabaraani.

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Ujeedada: Madaxweyne Deni oo safar degdeg ah ku tagay Gaalkacyo

    August 8, 2026

    GAROOWE: Heshiis laga gaaray maleeshiyaadka Jimcaale ee Xerada Ligle

    August 7, 2026

    GAALKACYO: Beesha Leelkase oo go’aan ka gaartay maleeshiyaadka Xerada Istanbul

    August 6, 2026
    Latest Posts

    Ujeedada: Madaxweyne Deni oo safar degdeg ah ku tagay Gaalkacyo

    GAROOWE: Heshiis laga gaaray maleeshiyaadka Jimcaale ee Xerada Ligle

    GAALKACYO: Beesha Leelkase oo go’aan ka gaartay maleeshiyaadka Xerada Istanbul

    Puntland oo dambiyo kusoo oogaysa siyaasiyiinta iyo saraakiisha abaabulay falalka Amni darro

    Puntland Forces Seized FGS infiltrated Camp in Galcaio, Puntland – Somalia

    Puntland forces seize military compound after clashes with federal troops

    Booliska Puntland oo xaqiijiyay la wareegista Xerada ilma Diyaano ee Boosaaso

    BOOSAASO: Cabdulaahi Diyaano iyo maleeshiyaadka la jooga oo is dhiibis dalbaday

    Cali Xoosh iyo Xildhibaanad Ifraax Nooleeye oo lagu kala jiiday garoonka Muqdisho

    Akhriso: Puntland oo qabatay Hub Dowladda Chine ugu deeqday DFS

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.