Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Saldhigii Milatari imaaraadka Carabta ee Berbera oo khasab lagu ansixiyay
    Somalia

    Video:-Saldhigii Milatari imaaraadka Carabta ee Berbera oo khasab lagu ansixiyay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 12, 2017Updated:February 12, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kulan wadajir ah oo ay yeesheen Labada Aqal ee baarlamaanka Somaliland ayaasi khasab ah waxaa loogu meelmariyay heshiis saldhig milatari loogu ogolaanayo dalka Imaaraadka Carabta inuu ka sameyso magaalada Berbera.

    Kulankan wadajir ah ee Labada Gole ayaa waxaa kasoo qeybgalay madaxweynaha Somaliland iyo xubno ka tirsan golihiisa wasiirrada oo u ol’oleynayay in heshiiskan la meelmariyo.

    Xildhibaannada kulankan ka soo qeybgalay ayaa gaaraya illaa 151 xubnood, cod heshiiskan la geliyaya ayaa waxaa ogolaatay in heshiiska la meelmariyo 144 xildhibaan, halka uu diiday Hal xildhibaan, waxaana ka aamusay 5 xildhibaan.

    Heshiisyada noocan oo kale ah waxaa sharci ahaan ka dooda oo ogolaada ama diida golaha Wakiillada(Aqalka Hoose) oo kaliya, sida ku cad qodobkaka 53aadΒ farqadda 3aad.ee dastuurka Somaliland.

    Dhanka kale waxaa xiliga codayntu socotay Golaha ka dhacay gacan ka hadal sababay dhaawaca Lix Xildhibaan iyo xariga sadex Xildhibaan oo kale.hoos ka daawo muuqaalka.

     

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka 1aaad

    https://youtu.be/VlngdI4gBng

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Puntland oo si weyn ugu diyaar-garoobaysa Xuska 1da August

    July 29, 2026

    Mareykanka oo ku cadaadinaya Madaxweyne Deni β€˜πƒπ‘π’π¬π¦πšπ‘πš π‚π’π’ππšπ§ 𝐠𝐚𝐚𝐫 πšπ‘β€™

    July 28, 2026

    Soomaaliya oo dib loogu celinayo Dowald KMG ah

    July 28, 2026
    Latest Posts

    Puntland oo si weyn ugu diyaar-garoobaysa Xuska 1da August

    Mareykanka oo ku cadaadinaya Madaxweyne Deni β€˜πƒπ‘π’π¬π¦πšπ‘πš π‚π’π’ππšπ§ 𝐠𝐚𝐚𝐫 πšπ‘β€™

    Soomaaliya oo dib loogu celinayo Dowald KMG ah

    Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo soo saartay habraaca labbiska Ardayda

    WARBIXIN: 2027, Al-Shabaab mala wareegi doontaa Koonfurta Soomaaliya?

    Abshir Bukhaari oo loo diiday in uu gudaha u galo Nairobi

    Ma dhab baa in Dowladda Puntland weerarayso Xeryaha ‘ilmo Diyaano’ ee Gaalkacyo iyo Boosaaso?

    QARDHO: Maamulka gobolka Karkaar oo mamnuucay hubka sharci darrada ah

    WAR-SAXAFADEED: Puntland uga digtay Galmudug in looga soo duulo

    Akhriso: Puntland oo baaq kasoo saartay dagaal beeleed ka dhacay Sanaag

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.