Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Shacabka Laascaanood oo muujiyay dareenkooda iskana caabiyay Jeegaanta
    Somalia

    Video:-Shacabka Laascaanood oo muujiyay dareenkooda iskana caabiyay Jeegaanta

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 29, 2018Updated:May 29, 2018No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shacabka Magaalada Laascaanood ayaa maalinkii shalay ahaa kala hortagay mudaahaaraad xoog leh oo wata rabshado maleeshiyada Jeegaanta oo galbinayay shaqsiyaad sheegta in ay yihiin Wasiiro ka tirsan maamulkaas.

    Mudaahaaraadyadaas,ayaa dhabarka ka jabiyay qorshe ay wateen Awrkiraalayaasha u adeegayay Jeegaanta,sidoo kale udiiday wax dhaqdhaqaaqa in ay sameeyaan Maleeshiyada Jeegaanta eeĀ  galbinaysay Awrkiraalayashaas.

    Shacabka Laascaanood waxay muujiyeen sida ay uga soo horjeedaan gumaysiga iyo bahdilka maamulka Jeegaantu ku hayo iyo haysashada ay haystaan Magaalada laascaanood.

    Shacabka ayaa ku dhawaaqayay erayo wadnaha xanuujiyay Jeegaanta ,waxaana kamid ahaa ”Puntland ha noolaato,dooni mayno Jeegaanta,Dooni mayno gooni-goosad,Somali baan nahay”.hoos ka daawo muuqaalka.

     

     

     

     

     

    Halkan hoose ka daawo muuqaalka

    Halkan ka daawo muuqaalka labaad

    https://youtu.be/RCsfZXQ55Rw

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Guddoomiyayaal degmo

    November 9, 2026

    Ilhan Omar oo guul taariikhi ah ka gaartay doorashada Mareykanka

    November 4, 2026

    Miisaaniyadda 2027 ee Puntland oo noqotay $308,213,973

    November 3, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Guddoomiyayaal degmo

    Ilhan Omar oo guul taariikhi ah ka gaartay doorashada Mareykanka

    Miisaaniyadda 2027 ee Puntland oo noqotay $308,213,973

    Uganda oo shaacisay war naxdin geliyay maamulka Xassan Shiikh

    Mareykanka oo bilaabay tababarka Ciidamo gaar ah oo Puntland yeelanayso – (Sidee loo qoray?)

    Askar katirsan Ciidamada Uganda oo ka duulay Muqdisho

    GAROOWE: Booliska Puntland oo qabtay gaari sidday Hub

    XOG: Puntland oo dhistay Cutub Ciidan oo ku dagaallama diyaaradaha Drones-ka

    Booliska gobolka Mudug oo la wareegay qalab Isgaarsiineed

    Deni “Waxaan kula talin Xassan Shiikh isagoo tiisa u turaya in uu is casilo”










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.