Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Wasaarada Kaluumaysiga Puntland oo ka hadashay Maraakiib kaluumaysi oo lagu sheegay in ay Jariif
    Somalia

    Video:-Wasaarada Kaluumaysiga Puntland oo ka hadashay Maraakiib kaluumaysi oo lagu sheegay in ay Jariif

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 23, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shirkan Jaraa’id oo ay sida wada-jirka ah ay ugu Qabteen Xarunta Wasaaradda Kaluumaysiga Ee Boosaso masuuliyiinta ugu saraysa Wasaaradda kaluumaysiga iyo khayradka Badda ee Puntland ayaa ah mid ay uga hadlayeen 7 Markab oo taagan Xeebta Magaalada Boosaso oo laga leeyahay dalka Jabuuti kuwaas oo ay Puntland Hishiis kula galayso in ay ka kaluumaystan Xeebaha Puntland.

    Shacabka Reer Puntland Gaar ahaan kuwo Magaalada Boosaso ayaa is waydinayey Maalmihii la soo dhafay ujeedka Marakiibatan ay u taagan yihiin Dekada Magaalada Boosaso waxayna Masuuliyiintani si faahfaah san uga hadleen u Jeedada Marakiibatan ka danbaysay in ay yimadan Xeebata magaalada Boosaso.

    Wasiirka wasarad kaluumaysiga Puntland Cabdi Nuur Cilmi Maxamud Bindhe ayaa ka war bixiyey Dalalka ay ka soo jeedan Markiibtan iyo sida oo Kale Sababta keentay Dekada Boosaso ee Xarunta Gobalka Bari,hoos ka daawo muuqaalka.

     

     

     

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://youtu.be/cxzVQ1HaKmo

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    XOG: Saddex qodob oo xubnaha Sare ee Mareykanku hordhigeen Axmed Madoobe

    July 30, 2026

    Puntland oo si weyn ugu diyaar-garoobaysa Xuska 1da August

    July 29, 2026

    Mareykanka oo ku cadaadinaya Madaxweyne Deni β€˜πƒπ‘π’π¬π¦πšπ‘πš π‚π’π’ππšπ§ 𝐠𝐚𝐚𝐫 πšπ‘β€™

    July 28, 2026
    Latest Posts

    XOG: Saddex qodob oo xubnaha Sare ee Mareykanku hordhigeen Axmed Madoobe

    Puntland oo si weyn ugu diyaar-garoobaysa Xuska 1da August

    Mareykanka oo ku cadaadinaya Madaxweyne Deni β€˜πƒπ‘π’π¬π¦πšπ‘πš π‚π’π’ππšπ§ 𝐠𝐚𝐚𝐫 πšπ‘β€™

    Soomaaliya oo dib loogu celinayo Dowald KMG ah

    Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo soo saartay habraaca labbiska Ardayda

    WARBIXIN: 2027, Al-Shabaab mala wareegi doontaa Koonfurta Soomaaliya?

    Abshir Bukhaari oo loo diiday in uu gudaha u galo Nairobi

    Ma dhab baa in Dowladda Puntland weerarayso Xeryaha ‘ilmo Diyaano’ ee Gaalkacyo iyo Boosaaso?

    QARDHO: Maamulka gobolka Karkaar oo mamnuucay hubka sharci darrada ah

    WAR-SAXAFADEED: Puntland uga digtay Galmudug in looga soo duulo

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.