Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Xisbiyada Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid ansixintii Saldhiga imaaraadka carabta ee Berbera
    Somalia

    Video:-Xisbiyada Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid ansixintii Saldhiga imaaraadka carabta ee Berbera

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 12, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Saakay waxaa ka dhacay Magaalada Hargaysa gacan ka hadal ka dhex dhacay Golaha Wakiilada Somaliland ,kaasoo dhexmaray Xildhibaano diidanaa ansixinta Saldhiga Milatri ee imaaraadka Carabta iyo kuwo taageersanaa,gacan ka hadalkaas ayaa markii danbe sababay dhaawac soo gaaray lix Xildhibaan iyo xariga sadex kale.

    Hadaba waxaa markii danbe Golaha iskaga baxay Gudoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Cirro,sidoo kale waxaa Lagu dhawaaqay in la ansixiyay Saldhigii imaaraadka Carabta.

    Waxaa dhacdooyinkaas ka hadlay oo war kasoo saaray Xisbiyada mucaaradka Somaliland.hoos ka daawo muuqaalka.

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://youtu.be/8dJ3m1Bu1fo

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://youtu.be/Znriz_Hqnc8

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    September 15, 2026

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    September 15, 2026

    𝐀𝐑𝐓𝐈𝐂𝐋𝐄| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    September 14, 2026
    Latest Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    𝐀𝐑𝐓𝐈𝐂𝐋𝐄| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    Xaawo Aadan Camey oo geeryootay

    FAALLO: Ganacsiga Turkiga oo xaalka Somaliya sii cakiray

    BADHAN: Maleeshiyaad beeleedyada oo bilaabay in ay fuliyaan Amarkii Puntland

    XOG: Maxaan ka ognahay safarka Madaxweyne Deni ku aaday Kenya ?

    JABUUTI: Yemeniyiin kasoo cararay dagaalada cusub oo gaaray Obock

    YEMEN: Muhiimada magaalada Mocha ee Xuutiyiintu qabsadeen

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Burcad-badeeda

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.