Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wadada Bursaalax-Gaalkacyo oo lasoo gabagabeeyay dhismaha Wajigeedii koobaad
    Somalia

    Wadada Bursaalax-Gaalkacyo oo lasoo gabagabeeyay dhismaha Wajigeedii koobaad

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 28, 2023Updated:January 28, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa soo gabo gaboobay Wajiga koobaad ee dhismaha Wadada Bursaalax- Gaalkacyo.

    26-km oo ka soo bilaabatay Bursaalax kuna dhamaatay Bayra.,ayaa hirgalay.

    Dhismaha Wadadan,waxaa fulinaysay Hay’adda Wadooyinka Puntland oo kaashanaysa Bushada Deegaanka.

    Agaasime Cabdifitaax Sugulle waa ku amaanan yahay dadaalka uu geliyay Wadadan dhismaheeda.

    Bursaalax waa mid ka mid ah Degmooyinka Puntland ee horay utalaabsaday.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo labo arrimood laga sugayo kaddib soo laabashadiisa todobaadkan

    October 4, 2026

    Xaaladda Isaias Afwerki iyo Abiy Ahmed waa tusaale mudan in dib loo milicsado. W/Q: Muna Kaamila

    October 3, 2026

    Booliska gobolka Mudug oo gacanta ku dhigay Maxamed Gorod

    October 2, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo labo arrimood laga sugayo kaddib soo laabashadiisa todobaadkan

    The Destructive Legacy of Dictatorship

    Xaaladda Isaias Afwerki iyo Abiy Ahmed waa tusaale mudan in dib loo milicsado. W/Q: Muna Kaamila

    Booliska gobolka Mudug oo gacanta ku dhigay Maxamed Gorod

    Itoobiya oo xirtay safaaradeedii Asmara, ceyrisayna dublamayaasiyiin Eritrean ah

    Maxaa kasoo baxay Shirka Golaha Wasiirada Puntland?

    Mustafe Cagjar oo mar kale loo doortay Madaxweynaha DDS

    Al-Shabaab oo dhaqdhaqaaq ka wada duleedka Muqdisho & diyaaradaha F-16

    PMPF operations have cleared Puntland coast spanning up to 1,650-KM from piracy

    الصومال في ظل التحولات الجيوسياسية الإقليمية والدولية










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.