Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Warbaahinta caalamka qaybo ka mid ah oo baahiyay in la dilay Cali Dheere
    Somalia

    Warbaahinta caalamka qaybo ka mid ah oo baahiyay in la dilay Cali Dheere

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 15, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    Bog la yiraahdo Sofrep oo Maraykanka laga leeyahay waxna ka qora arrimaha amaanka iyo miltryga ayaa baahiyay weerarkii Khamiistii ka dhacay degaanka Kuunya Barow ee gobolka Sh/hoose dadkii lagu dilay uu ka mid ahaa Afhayeenka Al-Shabab Sh, Cali Max’ud Raage Cali Dheere.
     
    Warkaan waxaa lagu sheegay in bogaan uu la hadlay dad xog xogaal ah oo ka tirsan saraakiisha militryga Soomaaliya iyo ilo wareedyo kale kuwaasoo u xaqiijiyay geeriday Cali Dheere sida warka ku qoran Bogga warkaan qoray waxaa uu sidoo kale sheegay in xogtaan oo gooni u ah uu warar xaqiijinaya in la dilay Afhayeenka Al-Shabab uu xataa ka helay xubno ka tirsan Al-Shabaab.
     
    Afhayeen u hadlay taliska Maraykanka Africa ee AFRICOM la yiraahdo ayaa u sheegay warbaahinta in weerarkii habeenkii Khamiista ka dhacay gobolka Sh/hoose ay dileen saraakiil iyo dagaalamayaal Al-Shabab ka tirsanaa dhankooda ay jirin wax khasaaro ah oo kasoo gaaray.
     
    Al-Shabab willi kama hadlin warkaan sheegaya in afhayeenkooda Cali Dhere la dilay hase ahaatee idaacadda Afkooda ku hadasha ee Andalus ayaa baahisay inay fashiliyeen weerarkii Kuunyo Barow ka dhacay. Dhawr mar oo hore ayay soo baxeen warar sheegaya in Cali Dheere oo ah Afhayeenka Al-Shabab la dilay hase ahaatee waa ay beenowday.
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    September 15, 2026

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    September 15, 2026

    𝐀𝐑𝐓𝐈𝐂𝐋𝐄| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    September 14, 2026
    Latest Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    𝐀𝐑𝐓𝐈𝐂𝐋𝐄| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    Xaawo Aadan Camey oo geeryootay

    FAALLO: Ganacsiga Turkiga oo xaalka Somaliya sii cakiray

    BADHAN: Maleeshiyaad beeleedyada oo bilaabay in ay fuliyaan Amarkii Puntland

    XOG: Maxaan ka ognahay safarka Madaxweyne Deni ku aaday Kenya ?

    JABUUTI: Yemeniyiin kasoo cararay dagaalada cusub oo gaaray Obock

    YEMEN: Muhiimada magaalada Mocha ee Xuutiyiintu qabsadeen

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Burcad-badeeda

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.