Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wasiir Juxa oo bixiyay siro badan oo ku aadan dhiibistii Qalbi-dhagax (WAREYSI)
    Puntland

    Wasiir Juxa oo bixiyay siro badan oo ku aadan dhiibistii Qalbi-dhagax (WAREYSI)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 22, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirkii hore ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Farax Juxa, oo wareysi bixiyay ayaa markii ugu horeysay si faah-faahsan uga hadlay go,aankii Golihii Wasiirada Xukuumadda Ra’iisulwasaare Kheyre ee uu kamid ahaa ay Jabahadda Cabdikariim Sheekh Muuse Qalbi-dhagax iyo ONLF ugu aqoonsadeen Argagixiso iyo Doodii ay ka keeneen Wasiiro saddex ah oo uu kamid ahaa.

    https://www.facebook.com/jama.abdulkadir/videos/2945104285552980/
    Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS Cabdi Farax Juxa.
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    September 15, 2026

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    September 15, 2026

    𝐀𝐑𝐓𝐈𝐂𝐋𝐄| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    September 14, 2026
    Latest Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    𝐀𝐑𝐓𝐈𝐂𝐋𝐄| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    Xaawo Aadan Camey oo geeryootay

    FAALLO: Ganacsiga Turkiga oo xaalka Somaliya sii cakiray

    BADHAN: Maleeshiyaad beeleedyada oo bilaabay in ay fuliyaan Amarkii Puntland

    XOG: Maxaan ka ognahay safarka Madaxweyne Deni ku aaday Kenya ?

    JABUUTI: Yemeniyiin kasoo cararay dagaalada cusub oo gaaray Obock

    YEMEN: Muhiimada magaalada Mocha ee Xuutiyiintu qabsadeen

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Burcad-badeeda

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.