Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Weeraradii Buuraha Cal miskaad oo jab xoogan lagu gaarsiiyay argagixisada Daacish
    Somalia

    Weeraradii Buuraha Cal miskaad oo jab xoogan lagu gaarsiiyay argagixisada Daacish

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 28, 2023Updated:January 29, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ku dhawaad Todobaatan Maleeshiyaadka argagixisada Daacish ah,ayaa lagu dilay weeraradii Maraykanku ka fuliyay Buuraha Bari ee Puntland Habeenno ka hor.

    19-Gantaal,ayaa lagu dhuftay 7-fariisin oo argagixisada Daacish ku lahayd Buuraha Calmiskaad.

    Raga laga laayay,waxaa ku jiray hogaamiyihii Ururka argagixisada Daacish ee guud ahaan Somaliya.

    Ciidamada Maraykanka ee hawlgalka fuliyay,ayaa kasoo kacay Markab Badda taagnaa.

    Hawlgalkaas,waxuu ahaa mid guulaystay oo xataa,waxuu baqdin geliyay shaqsiyaadka Hubka iyo Raashinka ka iibiya argagixisada ee ku sugan gudaha Magaalooyinka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo labo arrimood laga sugayo kaddib soo laabashadiisa todobaadkan

    October 4, 2026

    Xaaladda Isaias Afwerki iyo Abiy Ahmed waa tusaale mudan in dib loo milicsado. W/Q: Muna Kaamila

    October 3, 2026

    Booliska gobolka Mudug oo gacanta ku dhigay Maxamed Gorod

    October 2, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo labo arrimood laga sugayo kaddib soo laabashadiisa todobaadkan

    The Destructive Legacy of Dictatorship

    Xaaladda Isaias Afwerki iyo Abiy Ahmed waa tusaale mudan in dib loo milicsado. W/Q: Muna Kaamila

    Booliska gobolka Mudug oo gacanta ku dhigay Maxamed Gorod

    Itoobiya oo xirtay safaaradeedii Asmara, ceyrisayna dublamayaasiyiin Eritrean ah

    Maxaa kasoo baxay Shirka Golaha Wasiirada Puntland?

    Mustafe Cagjar oo mar kale loo doortay Madaxweynaha DDS

    Al-Shabaab oo dhaqdhaqaaq ka wada duleedka Muqdisho & diyaaradaha F-16

    PMPF operations have cleared Puntland coast spanning up to 1,650-KM from piracy

    الصومال في ظل التحولات الجيوسياسية الإقليمية والدولية










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.