Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xaalada Sool Oo degan iyo gurmad fara badan oo kusii qulqulaya
    Somalia

    Xaalada Sool Oo degan iyo gurmad fara badan oo kusii qulqulaya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 17, 2018Updated:May 17, 2018No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    Wararka laga helayo gobolka Sool ayaa sheegaya in saakay xaaladda deegaamadaas ay tahay mid dagan.
     
    Idil News oo la xiriiray Saraakiisha Ciidanka Difaaca Puntland ee jiida hore,ayaa u sheegay in maanta ysan dhicin wax dagaal ah ,balse la filan karo saacad walba dagaal weyn oo dhaca,
     
    Labada Ciidan ayaa aad iskugu dhwo waxayna isku hor fadhiyaaan inta u dhaxaysa Tukaraq iyo Ganbadhe
     
    Ciidamada Puntland ayaa waxaa soo gaaray gurmad dhan walba leh niyada Ciidankuna aad bay u saraysaa waxaana ka go’an in ay maalmaha soo socda dib u xoreeyaan xarunta Gobolka Sool ee Laascaanood.
     
    lasoco daqiiqad walba Iidl News.
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Guddoomiyayaal degmo

    November 9, 2026

    Ilhan Omar oo guul taariikhi ah ka gaartay doorashada Mareykanka

    November 4, 2026

    Miisaaniyadda 2027 ee Puntland oo noqotay $308,213,973

    November 3, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Guddoomiyayaal degmo

    Ilhan Omar oo guul taariikhi ah ka gaartay doorashada Mareykanka

    Miisaaniyadda 2027 ee Puntland oo noqotay $308,213,973

    Uganda oo shaacisay war naxdin geliyay maamulka Xassan Shiikh

    Mareykanka oo bilaabay tababarka Ciidamo gaar ah oo Puntland yeelanayso – (Sidee loo qoray?)

    Askar katirsan Ciidamada Uganda oo ka duulay Muqdisho

    GAROOWE: Booliska Puntland oo qabtay gaari sidday Hub

    XOG: Puntland oo dhistay Cutub Ciidan oo ku dagaallama diyaaradaha Drones-ka

    Booliska gobolka Mudug oo la wareegay qalab Isgaarsiineed

    Deni “Waxaan kula talin Xassan Shiikh isagoo tiisa u turaya in uu is casilo”










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.