Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xassan Shiikh oo cadeeyay raalli ahaanshihiisa duqeymaha Laascaano
    Somalia

    Xassan Shiikh oo cadeeyay raalli ahaanshihiisa duqeymaha Laascaano

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 17, 2023Updated:August 17, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha DFS, Xassan Shiikh Maxamuud,ayaa ka gaabsaday in uu cambaareeyo ama ka tacsiyeeyo geerida alle ha u naxariistee Abwaan Jaamac Kadiye Cilmi, oo Galabnimadii shalay ku dhintay duqeyn uu maamulka Somaliland ka geystay xarunta Gobalka Sool ee Laascaanood.

    Xassan Shiikh oo ku sugan Dhuusamareeb,ayaa horey loogu eedeeyay in uu raalli ka yahay duullaanka Taliska Muuse Biixi kusoo qaaday shacabka Laascaanood, kaas oo galay bishii 8aad.

    Dhanka kale, Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamse Cabdi Barre oo xalay ka gaabsaday in uu cambaareeyo dilka Abwaan Jaamac Kadiye,ayaa dhaliilo loo jeediyay kaddib si adag saaka uga hadlay duqeynta lagu dilay Abwaan, isagoo xusay in Somaliland lagula xisaabtami doono.

    “Dilalka iyo duqeymaha loo geysanayo aqoonyahanka, Abwaaniinta iyo guud ahaan ummadda Somaliyed ma ahaan wax laga aqbali karo maamulka Somaliland waana dambi iyo jariimo aad u weyn.”

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    June 5, 2026

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Xasan Shiikh oo weeraray Khayre iyo Sh.Shariif

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.