Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xildhibaanadii ku matalayay Baarlamaanka Fadaraalka Puntland oo lumiyay doorkoodii
    Somalia

    Xildhibaanadii ku matalayay Baarlamaanka Fadaraalka Puntland oo lumiyay doorkoodii

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 14, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xildhibaanada 50-ka ka badan ee Puntland ku matala Baarlamaanka Fadaraalka,waxaa la yaab leh in uusan ku jirin hsl mid oo qayb ka ah doodaha Sharci ee ka socda Golaha.

    Laba Xeer oo muhiim ah,ayaa ka mid ah Sharciyada miiska saaran oo Xildhobaanadu ka doodayaa….

    1.Shsrciga Maaliyada ee Cunaqabataynta cayiman waa muhiim.

    2.Sharciga loo samaynayo hay’ada Sirdoonka iyo Nabadsugida waa muhiim.

    50-,kaas Xildhibaan waxay ukala qaybsan yihiin Sadex Madax ah…

    1.Kuwo aananba Xamar joogin.

    2.Kuwo Golaha iska dhex fadhiya oo asal ma doorsha ah.

    3.Kuwo Puntland gudaheeda ku mashquulsan.

    Maba moodid in ay matalaan Ummad iyo Deegaan,waana isku mid iyaga iyo kuwa Wasaaradaha fadhiya.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    September 5, 2026

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    September 5, 2026

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    September 3, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Wada shaqaynta Booliska iyo hay’adaha kale Ee Dowlada oo laga Shiray

    Faallo:-Xasan Shiikh oo Somaliya usoo raray loolanka Quwadaha

    Putin oo ku dhawaaqay in uu dagaalka Ukrain jpojiyo

    Maraykanka oo weeraro ku ekeeyay Ilaalada Kacaanka Iran

    Puntland:- Go’aano kasoo baxay Shirka Amniga Gobola Bari.

    MUDUG: Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga ee ka dhacay Gaalkacyo?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.