Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xumbo iyo xiiso wax ay xejiyaan runtu waa ka culus tahay.!!!W.Q,M.A.Caraale
    Somalia

    Xumbo iyo xiiso wax ay xejiyaan runtu waa ka culus tahay.!!!W.Q,M.A.Caraale

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 12, 2017No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    Doorashadii Madaxweyne farmaajo waxay dad badan oo Somaliyed iyo Beesha caalamka ku noqotay wax lama filaan ah oo aan looba fadhiyin.
     
    Dabaal degyo iyo soo dhaweyn xamaasadaysan ayay shacabka Somaliyed ee dhibaatadu daashatay kala hortageen Doorashada Farmaajo, iyagoo ka filaya sida isaguba ku yimid isbadal dhaama waxii ay soo arkeen 25-kii sano ee lasoo dhaafay.
     
    Hadaba Qormadan kooban waxaa fikirkiisa ku cabiray Qoraa M.Aadan Caraale oo ka mid ah aqoon yahanka Somaliyed.
     
     
    Xumbo iyo xiiso wax ay xejiyaan runtu waa ka culus tahay.!!!
     
     
    Waxaan soo dhoweynayaa – kacaan oran mayee – isbeddelka madaxweyne ee ka dhacay Soomaaliya 08/02/17.
     
    Waxaan u soo dhoweynayaa si aan ka yarayn kana badnayn sidii aan u soo dhoweyn jirey doorashooyinkii hore. Sababta oo ah,miisaanka aan wax ku cabbirayo xamaasaddu culays uma siyaadiso.
     
    Waxaan u rajaynayaa madaxweynaha in hawshu u fududaato oo uu helo wada shaqayn iyo dedaal dheeraad ah oo wadareed.
     
    Waxa aanan ka fileyn in uu mucjiso keeno.
     
    Waxa aanan la yaabeyn haddii uu wax soo kordhin waayo. Maxaa yeelay caqabadaha 26 sano inoo diidey in aan dawlad taam ah mar kale noqonno, kuwo xamaasad iyo xuuxin lagu didin karo ma aha oo ka xididda dhaadheer.
     
    Haddii uu Farmaajo xamaasadiisa xujooyin iyo xargo ad’adag ku furfuri karo, burcadna bir waa uu ku loodin karaa.
     
     
     
    WQ.M.A.Caraale
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Puntland oo si weyn ugu diyaar-garoobaysa Xuska 1da August

    July 29, 2026

    Mareykanka oo ku cadaadinaya Madaxweyne Deni ‘𝐃𝐡𝐢𝐬𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧 𝐠𝐚𝐚𝐫 𝐚𝐡’

    July 28, 2026

    Soomaaliya oo dib loogu celinayo Dowald KMG ah

    July 28, 2026
    Latest Posts

    Puntland oo si weyn ugu diyaar-garoobaysa Xuska 1da August

    Mareykanka oo ku cadaadinaya Madaxweyne Deni ‘𝐃𝐡𝐢𝐬𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧 𝐠𝐚𝐚𝐫 𝐚𝐡’

    Soomaaliya oo dib loogu celinayo Dowald KMG ah

    Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo soo saartay habraaca labbiska Ardayda

    WARBIXIN: 2027, Al-Shabaab mala wareegi doontaa Koonfurta Soomaaliya?

    Abshir Bukhaari oo loo diiday in uu gudaha u galo Nairobi

    Ma dhab baa in Dowladda Puntland weerarayso Xeryaha ‘ilmo Diyaano’ ee Gaalkacyo iyo Boosaaso?

    QARDHO: Maamulka gobolka Karkaar oo mamnuucay hubka sharci darrada ah

    WAR-SAXAFADEED: Puntland uga digtay Galmudug in looga soo duulo

    Akhriso: Puntland oo baaq kasoo saartay dagaal beeleed ka dhacay Sanaag

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.